______________

______________
______________

Wararka View all

Dalka Sweden oo dad kudhashay shahwad lagu deeqay hooyadood donaya in ay ogaadan.

Sagaal ka mid ah tobankii qof oo ku dhasha shahwad qof ku deeqay lagu shubay hooyada dhashay ayaa markii ay weynaadaan doorta in…

Baarlamaanka oo dib u eegay miisaaniyadda xukuumadda.

Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ku sameeyay miisaaniyaddii xukuumadda ee saddexdii bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore. Guddoomiyaha guddiga maaliyadda…

Xawaalada LadanExpress oo sanadkaan Abaalmarino Qaali ah siisay Masuuliyiin Caana oo uu ka midyahay Ex- Ra”iisulwasaare Gaas+Sawiro

Xawaalada LadanExpress oo sanadkaan Abaalmarino Qaali ah siisay Masuuliyiin Caana oo uu ka midyahay Ex- Ra”iisulwasaare Gaas+Sawiro

Xawaalada Caanka ah ee Ladan Express ,ayaa shalay gudoonsisay  Abaalmarino Caalami ah Ra”iisulwasarihii Hore  ee Soomaaliya Cabdiwali Gaas,Agaasimaha Guudo ee Hay”ada Hirda Fadumo…

Rotterdam oo Qaaday Koobkii Hirda ee Sanadkan.+sawiro

Rotterdam oo Qaaday Koobkii Hirda ee Sanadkan.+sawiro

waxaa shalay lagu soo gaba gabey magaalada Amesterdam Ciyaaraha xiliga kuleylaha lagu qabto halkaasi oo ay markasta soo qaban qaabiso Hay’ada Hirda ee…

Dadweynaha Soomaaliland oo Holland ku xusay 18 may+Sawiro

Dadweynaha Soomaaliland oo Holland ku xusay 18 may+Sawiro

waxaa xalay ka dhacday magalooyinka Denhaag iyo Amersford Xaflado lagu maamuusaayey maalinta ay ku dhawaaqday Somaliland gooni is ku taaga 18 may ,waxaana…

IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya

Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada iyo dastuurka u yaalla Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ka wal-walsan tahay maamullada dhowaan…

Barre Hiiraale: Madaxweynaha Jubba-land ee sharciga ah waa aniga

Col. Barre Aaden Shirre (Barre Hiiraale), ayaa sheegay caawa in doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo loogu doortey madaxweynaha maamulka Jubbaland ee afarta sano…

Daawo kulankii dhaliyarada Holland ee Amsterdam

Wararka View all

Dalka Sweden oo dad kudhashay shahwad lagu deeqay hooyadood donaya in ay ogaadan.

Sagaal ka mid ah tobankii qof oo ku dhasha shahwad qof ku deeqay lagu shubay hooyada dhashay ayaa markii ay weynaadaan doorta in ay ogaadaan…

Caafimaadka View all

DAAWO SAWIRADA: Isbitalka magaalada Cadaado oo qalab caafimaad lagu wareejiyay

Munaasabad kooban oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa iyo qeybaha kale ee Bulshada ayaa waxaa ay ka dhacday hoolka isbitalka. Kadib…

War ay ku farxeen dadka qaba Cudurka HIV oo ay soo saartay Jamacad Ku taala Maraykanka

Kiimiko sun ah oo laga helo micida Shinnida oo lagu magacaabo Venom, ayaa la xaqiijiyey inay burburiso, kana hortagto fidista cudur-sidaha HIV ee dhaliya xannuunka AIDS-ka. Cilmi-baaris ay…

Layaabka Dunida View all

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Sabti, 05-01-2013. Carruurtu waxay bilaabaan barashada luqadda ka hor inta aanay dhalan ee ay ku jiraan…

Diinta View all

Sheekh Umal oo ka shifay haween iyo raga isku guursada facebook (qiso haween sawirdirat uu ka shekeeyay Daawo)

Sheekh Umal oo ka shifay haween iyo raga isku guursada facebook (qiso haween sawirdirat uu ka shekeeyay Daawo)

Muftiga Soomaaliyeed ee Caanka ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaro uu dhawaantaan ku qabtay Wadanka…

Fanka View all

Daawo Muuqaal sida Loo garaacay Fanaanada Nimco Dareen Habiinkii Nairobi lagu weeraray

Daawo Muuqaal sida Loo garaacay Fanaanada Nimco Dareen Habiinkii Nairobi lagu weeraray

Halkan Riix Magacas ku gal facebook waayo waxaa la soo dhexdhegay barta Facbook ee Bulshada filimka…

QARAN ENGLISH NEWS/ Qormooyinka View all

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Sabti, 05-01-2013. Carruurtu waxay bilaabaan barashada luqadda ka hor inta aanay dhalan ee ay ku jiraan…

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4