Ciyaaryahan C/salaan caaday oo shalay wiil ugu dhashay wadanka Norway (waraysi aan layeelanay)

Ciyaaryahan Cabdi Salaan Ibraahim Caadaay oo hada u ciyaaara Strømsgodset ee hugaaminaysa Horyaalka wadanka Norway ayaa shalay wiil ugu dhashay ispitaal ku yaala maagalada Caasimada ah ee Oslo Ciyaaryahan C/salaan oo maanta qadka taleefanka ugu waramayay Tafatiraha Boga Qaran24.com Bile Gurxan ayaa u sheegay in wiil uu uga dhashay shalay Magaalada Oslo ee Dalka Norway,waxaana wiilkaan [...]
TV Universal oo hadiiba laga dareemay wariyayaasha u shaqeeya inay Soomaaliland iyo Soomaaliya ukala baxeen (baldaawo warkaan)

Stuudiyaasha Telefishinka Universal ee Magaalooyinka London iyo Hargeysa ayaa waxaa ka dhex taagan loolan hoosaad ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland oo laga dhex fahmi karo wararka Tv ga uu ka sameeyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ee Fadhigeeda uu yahay Magaalada Muqdisho iyo Maamulka gooni ugu baxay Soomaaliya ee Somaliland. Wixii ka dambeeyay Markii wariyayaasha rug cadaayaasha [...]
Xildhibaanadii waday mooshinka ka dhanka ah Saacid oo fashilmay kadiba markii lawaayay tiradii loo baahnaa

Xilli Maanta lagu waday In La qaado Mooshin ay Xildhibaanada qaar ka keeneen Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddoonka Sare ee Baarlamaanka waxa uu ku dhawaaaqay in Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Xukuumadda ay la Noqdeen Mooshinkooda wararka naga soo gaaray Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib ula Noqoshada Mooshinka ay timid [...]
Dalka Sweden oo dad kudhashay shahwad lagu deeqay hooyadood donaya in ay ogaadan.
Sagaal ka mid ah tobankii qof oo ku dhasha shahwad qof ku deeqay lagu shubay hooyada dhashay ayaa markii ay weynaadaan doorta in ay ogaadaan qofkii ku deeqay shahwaddaas. Sidaasna waxaa lagu ogaaday kadib markii telefoon lagu wareaystay isbitaalada jaamacadaha dalka Sweden oo ay macluumaadkaasi ku kaydsan yihiin. Hay’adda adeegga bulshadu dalka Sweden ayaa sheegtay [...]
Baarlamaanka oo dib u eegay miisaaniyadda xukuumadda.
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ku sameeyay miisaaniyaddii xukuumadda ee saddexdii bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore. Guddoomiyaha guddiga maaliyadda ee dowladda, Sheekh Aadan Mad-Deer ayaa sheegay in xisaabta daqliga iyo qarashaadka xukuumadda ee bilhii October, November iyo December ay sax ahayd, balse ay jiraan jiraan lacag ku baxday meelo aan habbooneyn. [...]
Xawaalada LadanExpress oo sanadkaan Abaalmarino Qaali ah siisay Masuuliyiin Caana oo uu ka midyahay Ex- Ra”iisulwasaare Gaas+Sawiro

Xawaalada Caanka ah ee Ladan Express ,ayaa shalay gudoonsisay Abaalmarino Caalami ah Ra”iisulwasarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiwali Gaas,Agaasimaha Guudo ee Hay”ada Hirda Fadumo Farax ,Farshaxaniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Caamir ,Afhayeen ka Ururka ladagaalanka Qabyaalada C/fatax. Faysanl Xuseen Munaasabadaan Abaalmarinta lagu bixnaayey ayaa waxaa ay ka dhacday Magaalada Amsterdam ee Wadanka Holland,iyadoona uu Abaalmirinta [...]
Rotterdam oo Qaaday Koobkii Hirda ee Sanadkan.+sawiro
waxaa shalay lagu soo gaba gabey magaalada Amesterdam Ciyaaraha xiliga kuleylaha lagu qabto halkaasi oo ay markasta soo qaban qaabiso Hay’ada Hirda ee Fadhigeedo yahay magalada Amesterdam ee wadanka Holland. Ciyaarahaan ,ayaa waxaa ka soo qeyb galay Sanadkaan kooxo garaayo ilaa 16 kox oo ka dhisan Gobolada ka la duwan ee ku yaala wadanka Holland,ku [...]
Dadweynaha Soomaaliland oo Holland ku xusay 18 may+Sawiro

waxaa xalay ka dhacday magalooyinka Denhaag iyo Amersford Xaflado lagu maamuusaayey maalinta ay ku dhawaaqday Somaliland gooni is ku taaga 18 may ,waxaana xafladaha ka soo qeyb galay dad weyne aad u tirabadan oo rer somaaliland ah . Xafladii ka dhacday Magaalada Denhaag waxaa ka soo qeybgalay jaaliyada rer Somaliland ee Holland iyo jaaliyada rer [...]
IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya
Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada iyo dastuurka u yaalla Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ka wal-walsan tahay maamullada dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo. Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macalim oo isaga iyo wafdi la socday ay maanta Muqdisho kula kulmeen madaxda sare ee dalka ayaa sheegay in IGAD ay mar [...]
Barre Hiiraale: Madaxweynaha Jubba-land ee sharciga ah waa aniga
Col. Barre Aaden Shirre (Barre Hiiraale), ayaa sheegay caawa in doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo loogu doortey madaxweynaha maamulka Jubbaland ee afarta sano ee soo socota. Barre Aaden Shire (Hiiraale), ayaa wareysi siiyey idaacadda VOA laanta Soomaaliga, ayaa sheegay in shirka kale ee ka dhacay Kismaayo madaxweynana loogu doortay Aaden Madoobe ay iyagu la socdeen, [...]
Recent Comments