WARARKA

XOG: Xarumo Caafimaad oo la sheegay in lagu Daweeyo Xubnaha Al shabaab oo la Baarayo

Ciidamad wadanka kenya gaar ahaan kuwa ka howl galo gobolka waqooyi bari ee dalka kenya ayaa sheegay in ey jiraan xarumo caafimaad oo ku yaalla

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo Culimaa’udiinka Galmudug kala hadlay 2-Arrin oo muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C//llaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kula qaatay Culimaa’udiinka degmadaasi,isagoo kala hadlay sidii dowr muhiim

Continue Reading »

WARARKA Archives

DEG DEG: R/wasaare Kheyre oo Safar deg deg ah dalka kaga Dhoofay & Sababta oo la ogaaday
- Jan 22, 2018
Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Geneva ee Caasimadda dalka Switzerland. Kheyre ayaa halkaasi kaga qeyb gali doona shirka dhaqaalaha adduunka. Waxaa ...
Faa’iso oo Fariin Qiiro leh usoo dirtay Thaabit ka dib markii xilka laga qaaday
- Jan 22, 2018
Faa’iso ayaa waxaa xabad kaga dhuftay qeybta hoose ee jirkeeda askari ka tirsanaa Maamulka Puntland oo hada la sheegay inuu ku xeran yahay xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe. Thaabid ayaa bixiyay ...
DEG DEG: Dagaal xoogan oo Muqdisho ka dhacay & Ciidamo fara badan oo Goobta….
- Jan 22, 2018
Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Ciidamada dagaallamay ...
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Dhagax Dhigaya Xarumo Muhiim Ah Kuna Wajahan Hobyo
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku sugan degmada Cabudwaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta la filayaa in halkaasi uu ka dhagaxdhigo xarumo muhiim ah. Gudoomiye ku xigeenka degmada Cabudwaaq ...
Daawo Sawirrada: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Oo Kulan La Yeelatay Ardayda 50 Jaamacadood Oo Dalka Ka Jira
- Jan 22, 2018
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay doorka ardayda ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka. Agaasimaha ...
Dhageyso: Cali Maxamed Geedi”Majirto Cid Shaki Gelin Karta Maqaamka Muqdisho Waana Mid Dastuuri Ah”
- Jan 22, 2018
Cali Maxamed Geedi Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo waliba cida ay masuuliyada ka saaran tahay. Waxa uu sheegay in ...
War Deg Deg Ah :Rasaas xoogan oo hada ka socota Deegaanka Tukaraq & Dagaal culus oo Ciidamada Puntland…….
- Jan 22, 2018
Wararka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in goor dhoweyd deegaankaasi ka bilaabmatay rasaastii ugu xooganayd ee dhex marta dhinacyada Somaliland iyo Puntland. Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa isku ...
Ciidamadii Puntland oo Xeelad Cusub ku bilaabay Dagaalkii Tukaraq iyo Xaalad oo isku badashay mid Lamid ah tii…
- Jan 22, 2018
Wararka ka imaanaya degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay gaadheen deegaankaasi ciidamo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland kuwaas oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala ...
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Fariin U Diray Shacabka Cabudwaaq
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Glgaduud ayaa shalay munaasabad uu kaga qeyb galay halkaas waxa uu kaga hadlay arrimo dhorw ah oo ka ...
Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaal Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan G/Sanaag
- Jan 22, 2018
Waxaa Maanta degen xaalada deegaanka Darar-weyne oo ka tirsan deegaanka Ceel Afweyn oo qiyaastii 100KM ka Xigta Koonfuta Magaalada Ceerigaabo halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba beelood. Dagaalkaas ayaa sababay ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Xalay La Kulmay Waxgaradka Caabudwaaq
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu kulamo la yeeshay waxgaradka Degmadaasi. Waxgaradka ayaa Madaxweynaha kala hadlay ...
Guddoomiyihii Maxkamada G/Banaadir oo war culus ka soo saaray xilka qaadista Thaabit & Magacaabista..
- Jan 21, 2018
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo la hadlay mid ka mid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii lagu Magacaabay mas’uuliyiinta cusub ee Maamulka gobolka Banaadir. Waxaana ...
Dowladda Somalia oo Amar adag kusoo rogtay shaqaalaha Ajaaniibta ee ka howlgala Muqdisho
- Jan 21, 2018
Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in hubiyo ...
Afar Carruur Ah Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Mandhera
- Jan 21, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Takaba ee Mandheera ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhimatay Afar carruur ah, kadib qarax miino oo deegaankaasi ka dhacay. Carruurtan ayaa la sheegay in ay ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Ee Soomaaliya Farmaajo Oo Ku Wajahan Degmada Hobyo
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu aado degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinaya madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ...
Ogow Sababta Rasmiga Ah Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay guddoomiyaha gobolka ...
Ciidamo Mareykan Iyo Somali Ah Oo Hawlgal Qorsheysan Ka Fuliyay D/Jamaame
- Jan 20, 2018
Ciidamo Mareykan iyo kuwa Somali ah, ayaa hawlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo. Hawlgalkaan ayaa wuxuu dhacay xalay, kadib markii ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Balanballe
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ...

Next Page »

NEWS IN ENGLISH

KENYA: 58 students have abandoned varsities to join terror groups
- Jan 21, 2018
At least 58 Kenyan students abandoned universities to join terrorist groups in Somalia, Libya ...
Hyderabad sailor goes missing from ship in Somalia
- Jan 21, 2018
HYDERABAD: A 24-year-old sailor from Hyderabad has gone missing from a ship in Somalia. Family ...
Militants change game plan, hurt war against terrorism
- Jan 21, 2018
Kenya and Tanzania have made some progress in dismantling terrorist networks, but the war ...
Security agents grapple with increased Shabaab attacks in Lamu
- Jan 21, 2018
Security agents are grappling with the resurgence of Al-Shabaab attacks in Lamu County. The militants ...
Facebook plan to combat fake news draws scepticism
- Jan 21, 2018
Social media experts have expressed doubts over the effectiveness of Facebook's plan to combat ...
Somalia president names new Mogadishu mayor, ousts Thabit Abdi
- Jan 21, 2018
Somalia president Mohamed Abdullahi Farmaajo has named former information minster Abdurrahman Osman Yarisow as ...
Restoring hope for refugees: a Story from the Ali Addeh Camp in Djibouti
- Jan 20, 2018
Djibouti, a country with a desert-like climate, where two out of five people live ...
Ghana warns British Airways over poor service, mistreatment of Ghanaians
- Jan 20, 2018
Ghana government has cautioned the U.K. national carrier, British Airways (BA) over its poor ...
Trump’s first year in numbers: Strikes triple in Yemen and Somalia
- Jan 20, 2018
President Donald Trump launched at least 161 strikes in Yemen and Somalia during his ...
Museveni: Uganda may reintroduce executions
- Jan 20, 2018
Uganda could begin enforcing the death penalty again, President Yoweri Museveni has said, 13 ...

ARIMAHA BULSHADA

Maxaa ka qaldan Jaceylka?
- Jan 22, 2018
Jawaabtu waa WAXBA ee waxay wax wax ka qaldan yihiin dadka Jaceyl Jinni Jinni ...
Qalbi Jab Jaceyl
- Jan 22, 2018
Qalbigaaga ayay jebinayaan, waxay kaaga tagayaan sabab la’aan, waxaad ka dooratay dad oo dhan, ...
Ogow Sababta Rasmiga Ah Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Balanballe
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ...
Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo soo dhaweeyay Maxabiis Dalka Dib loogu soo Celiyay
- Jan 20, 2018
Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Dowlada Federaalka ...
Dhageyso: Shacabka G/Hiiraan oo la sheegay in dhibaatoyin kala duwan ay soo Wajahday
- Jan 20, 2018
Guddoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay ...
Dhageyso: R/W Kheyre”Intii Qof Soomaaliyeed Uu Xiran Yahay Xukuumaddu Ma Nasan Doonto”
- Jan 20, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo soo dhaweeyay 42 Maxaabiis Soomaali ah oo ...

MAQAALO

Ogow Sababta Rasmiga Ah Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka
- Jan 21, 2018
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Balanballe
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ...
Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo soo dhaweeyay Maxabiis Dalka Dib loogu soo Celiyay
- Jan 20, 2018
Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Dowlada Federaalka ...
Dhageyso: Shacabka G/Hiiraan oo la sheegay in dhibaatoyin kala duwan ay soo Wajahday
- Jan 20, 2018
Guddoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay ...