Ciyaaryahan C/salaan caaday oo shalay wiil ugu dhashay wadanka Norway (waraysi aan layeelanay)

Ciyaaryahan Cabdi Salaan Ibraahim Caadaay oo hada u ciyaaara Strømsgodset ee hugaaminaysa Horyaalka wadanka Norway ayaa shalay wiil ugu dhashay ispitaal ku yaala maagalada Caasimada ah ee Oslo Ciyaaryahan C/salaan oo maanta qadka taleefanka ugu waramayay Tafatiraha Boga Qaran24.com Bile Gurxan ayaa u sheegay in wiil uu uga dhashay shalay Magaalada Oslo ee Dalka Norway,waxaana wiilkaan [...]
Pepe Oo waraysi bixiyay In Kooxdiisa Real Madrid Ay Weli Awood U Leedahay Inay Gaarto Finalka Champions League.

Pepe ayaa niyadsami ka muujiyay rajada ay Real Madrid ka qabto inay gaarto finalka Champions League ka dib markii ay lugta hore ee semi-finalka ay guuldarro 4-1 kala kulmeen Borussia Dortmund. Afar gool uu dhaliyay Robert Lewandowski ayaa ka caawisay BVB inay guul weyn ku gaaraan garoonkooda, iyadoo goolka kaliya ee Real Madrid uu u [...]
Ciyaaryahan Abdisalaam Ibraahim oo Arsenal ay didaal ugu jirto inay keensato( kooxo badan oo doonaya iyo ibrahim oo kahadlay)

ciyaaryahanka Qadka dhexe ee Kooxda Manchester City hadana amaah ahaan ugu ciyaara kooxda ka dhisan Horyaalka wadanka Norway Abdisalam Ibraahim Caaday ayaa waxaa isku haysta kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka Ingiriiska. Tababaraha Kooxda Arsenal mr Arsene Wenger ayaa u duulay Dalka Norway si uu u fiirsado qaab [...]
Falaqeynta Ciyaarta adeg ee caawa Dhexmaraysa Barcelona iyo AC Milan

Kooxaha Barcelona iyo AC Milan ayaa caawa isku arkaya lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League, kadib markii lugtii hore oo lagu ciyaaray garoonka Sansiro labo gool iyo waxba looga soo badiyay Barca. Garoonka Nou Camp oo caawa lagu ciyaari doono ayay heysataa Barcelona inay ku badiso wax ka badan 2-gool, si ay ugu soo gudubto [...]
Aqri Magacyada Ciyaartoyda ilmahooda tababara si ay mustaqbalka iyaga u badalaan

Difaaca Qatarta ah ee kooxda The Blues Fc Chelsea John George Terry ayaa faan cusub bilaabay isaga oo la hadlayay Tv-ga Skysport qeeybtiisa dalka Ingiriiska. Ciyaaryahan John Terry ayaa laga soo duubay Muuqaalo fara badan isaga oo Wiilkiisa yar mar kasta Tababaro waliba geeya qeeybta Ciyaalka lagu Tababaro ee kooxda Fc Chelsea Waxaa jira Laacibiin [...]
Madaxda Kooxda Barcelona oo kulan xasaasi ah oo ku saabsan Ciyaarta Milan ay la leeyihin la qaatay Xidigahooda

Madaxweynaha kooxda Barcelona Sandro Rosell ayaa booqday kooxda koowaad saaka si uu u dhiirogeliyo kooxda ka hor kulankooda muhimka ah ee Champions League ee ay isbuucaan la leeyihiin AC Milan. Blaugrana ayaa labo guuldarro oo isku xigta ay isbuucii hore ka soo gaartay Real Madrid, iyadoo dadka qaar oo dhiraandhiriya ciyaaraha ay sheegayaan in kooxda [...]
Ururka Kobciye Community Centre oo magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii dhalinyaro Soomaaliyeed ugu Qabtay Cayaaro, Sawiro

Ururka Kobciye Community Centre oo magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii dhalinyaro Soomaaliyeed ugu Qabtay Cayaaro, Sawiro Ururka Kobciye Community Centre oo ka mid ah Ururada ugu fir fircoon ee ka Jira Soomaaliya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa qabtay Xaflad si wayn loo soo Agaasimay ayna ka soo Qebgaleen dad Weyne aad u badan. Xafladan [...]
13 sano kadib oo Neejeeriya oo timid finaalka koobka kubada cagta ee Qaarada Afrika

Nigeria oo 20 daqiiqo oo ka mid ah qeybtii hore 3 gool dhalisay ayaa waxaa u suuragashay in ay 4-1 ku maasheeyaan Mali, oo ay ku kulmeen semi-final0-ka koobka Africa sidaana ay markii ugu horeysay mudo 13 sano ugu soo baxeen ciyaarta kama danbeysta ah ee African Nations Cup. Mali, oo caan ku aheyd in [...]
Chelsea oo heshiiska u kordhineysa Frank Lampard

Axad, 06-01-2013. Taageerayasha kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyay hadal Saakay ka soo yeeray Madaxda kooxda The Blues oo ahaa inay heshiiska u kordhin doonaan laacibka reer England Frank Lampard. Jariiradaha Daily Mail iyo The People ayaa labaduba daabacay saakay in Chelsea ay heshiiska u kordhin doonto 34 jirkaan. Inkastoo aan la ogeyn sanadaha loo kordhin [...]
Daaficii kooxda Arsenal Johan Djourou oo ku biiray Hannover 96

Sabti, 05-01-2013. Johan Djourou Daafaca kooxda Arsenal ayaa qaab amaah ugu biiray kooxda Hannover 96 waxaana uu kooxdaas u ciyaari doonaa inta ka dhiman xagaagan. Daafaca Switzerland oo 25 jir ah ayaa labo kulan xagaagan u saftay kooxdiisa waxaana ay ahaayeen labadii kulan ee uu kabtanka ahaa ee League Cup-ka ee Coventry iyo Reading. “Qof [...]
Recent Comments