Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Sabti, 05-01-2013. Carruurtu waxay bilaabaan barashada luqadda ka hor inta aanay dhalan ee ay ku jiraan uurka hooyadood, sida lagu shaaciyey daraasad cusub oo ay soo saareen khubaro ka soo kala jeeda dalalka Yurub iyo Maraykanka. Khubaradani waxay sheegeen in ilmaha yar uu bisha ugu horreysa ee dhalashiida si fiican u kala saaro hadalka dadka [...]
January 5, 2013No CommentRead More
Hillary Clinton Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo la dhigay Isbitaal ku yaala New York!

Isniin, 31-12-2012. Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa Isbitaalka la dhigay kaddib markii dhiigeedu isxiray ama xinjirta dhiigeeda ay adkaatay. Hillary Clinton ayaa bishii lasoo dhaafay dhaawac fudud kasoo gaaray madaxa kaddib markii ay suuxday, waxaana la sheegay in xiligaasi uu ku dhacay hargabka caloosha oo keenay in jirkeeda biyaha ku [...]
December 31, 2012No CommentRead More
CASUUMADII ABOORKA !!!(Faallo):: Qalinkii Dulyar

Axad, 30-12-2012. Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa gadooday qabyaaladina aaneey ka marneyn, dibna looga qoomameeyay waxa ay dhex maquurteen colaado kala calamo duwan oo mid waliba car-carteeda iyo ceynad gaara laheyd, Mudadaa 21-ka sano ah,Roobabku waxa [...]
December 30, 2012No CommentRead More
Orodyahanka Mo Farah oo loo xiray tuhun argagixisnimo (Daawo Sawirro)

Axad, 30-12-2012. Orodyahanka haysta horyaalka orodka 10-ka kun iyo shanta kun ee dunida ee asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya, hase yeeshee haysta dhalashada Britain ugana qayb gala tartamada magaca British-ka Mo Farah, ayaa loo qabtey tuhun waxaa loogu yeero argagixisada, xili uu doonayey in uu galo wadanka Mareykanka. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalada [...]
December 30, 2012No CommentRead More
Mooto Diyaarad u eg oo lagu soo bandhigay Dalka Brazil

Arboco, 26-12-2012. Adduunyada Maalinba wax baa ka cusub waxaa la gaarayaa hurmar joogta ah oo dhinac waliba leh waxaan horay u aragnay diyaarad qasri ah guri mindhico u eg maantana waxaan idiin haynaa mooto u sameysan sidii diyaarad oo kale taasoo noqoneysa markii ugu horeysay ee la soo saaro Mooto u eg Diyaarad. Dalka [...]
December 26, 2012No CommentRead More
Duufaan laga digay inay ku dhufato Soomaaliya

Axad, 23-12-2012. Maraykanka ayaa ka digay duufaan kusoo wajahan Soomaaliya marka la gaaro 25 bishaan aanu ku jirno ee December sida maanta lagu qoray qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka. Warbixin ay diyaariyeen ciidamada badda iyo kuwa cirka ee Maraykanka eek u sugan gobolka ayaa waxay ku sheegeen in duufaan heerkeedu hooseeyo la filayo inay [...]
December 23, 2012No CommentRead More
Is qaawinta fannaaniinta ma qurux baa ku dheehan?!!

Axad, 23-12-2012. Fanka oo lagu tilmaamo inuu yahay isku jir ka kooban balwad ama hiwaayad ay dadka qaarkiis leeyihiin iyo dareen lagu soo bandhigo hadba marxalada la joogo, ayaa wuxuu soo maray heerar kala duwan ilaa uu maanta ka joogo casrul dahabigii ugu qaalisanaa ee soo mara, maxaa yeelay waxa uu xilligaan gaaray horumarkii ugu [...]
December 23, 2012No CommentRead More
Madaxweyne wadankiisa caasimad cusub u sameynaya maxayse tahay sababtu?

Sabti, 22-12-2012. Hoggaamiyaha ugu xukunka dheer madaxda qaarada Afrika ayaa la xaqiijiyey in uu go’aansadey dhismaha caasimad cusub oo uu dalkiisa u sameeyo taasi oo dhismaheeda sagxada hose laga soo bilaabayo, waxaana arintan Madaxweynuhu uga gol leeyahay xaaladdo dhanka amaanka ah. Madaxweynaha wadanka Equatorial Guinea ee ku yaal Galbeedka Qaarada Afrika Mr Teodoro Obiang wuxuu ku [...]
December 22, 2012No CommentRead More
FALLO:- Muqdisho:- Magaallo Qaran aan mudnaan lasiin!!!

Khamiis, 20-12-2012. Caasimadda dalkeenna Somalia ee Muqdisho, ayaa lagu tilmaami karaa inay ka mid ahayd Magaallooyinka Caalamka kuwa ugu Nabdoonaa, inkastoo 21-sanno ee ugu dambeysay ka mid noqotay Magaallooyinka ugu amni-daran Caalamka. Qaddar Rabbi ka sokow, waxaa sababay inay Magaalladda Muqdisho noqoto magaallo Colaadeed, kadib, markii ay Dowladdii Dhexe ee Kacaanka burburtay bilowgii sannadkii 1991-kii. [...]
December 20, 2012No CommentRead More
Culimada Islaamka oo ka jawaabay quraafaadka adduunyo gadoonka Jimcaha 21.12.2012.

Arboco, 19-12-2012. Malaayiin qof oo dunida ku dhaqan gaar ahaan kuwa aan aaminsaneyn diinta Islaamka ee muqadaska ah ayey soo food saartey cabsi yo qalqa dhanka nolasha ah ka dib markii warbaahintu si weyn u qaadaa dhigtey wararka la xiriira in aduunyadu ku egtahay maalinta Jimcaha ee bishan December ku beegan tahay 21, iyadoo ay [...]
December 19, 2012No CommentRead More
Recent Comments