Sheekh Umal oo ka shifay haween iyo raga isku guursada facebook (qiso haween sawirdirat uu ka shekeeyay Daawo)

Muftiga Soomaaliyeed ee Caanka ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaro uu dhawaantaan ku qabtay Wadanka Sweden uga sheekeeyay Sabaha keena furiinka Soo badanaya ayaantaan sheekha ayaa arinkaan ku micneeyay inay tahay sabubtu in xiligaan shaqo laga dhigtay in internetka la iska dhexshukaansado dabadeedna la iska guurasdo kadibna sawiro aan jirin inta la isku diro [...]
Qaabka loo bixiyo Zakaatul fidriga

Zakada-fidriga Zakada Fidriga waxaa lagala jeedaa zakada ama quudka la bixiyo maalmaha ugu dambeeya ee bishan barakaysan ee ramadaan ama maalinta koowaad ee bisha xigta Ramadaanta ee Shawaal, waxaa kalo lagu macneeyaa sadaqada Fidriga. labadaa magac ama tilmaamood ee aan sheegnayna waxay sal ku leeyihiin sharciga oo sidaa u qeexay. Waxaa hadaba sidaa loo magacaabay [...]

Recent Comments