DAAWO SAWIRADA: Isbitalka magaalada Cadaado oo qalab caafimaad lagu wareejiyay
Munaasabad kooban oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa iyo qeybaha kale ee Bulshada ayaa waxaa ay ka dhacday hoolka isbitalka. Kadib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya isla markaana looga hadlayey arimaha caafimaadka ee dalka Soomaaliya ayna iska kaashadeen Hey’ada caafimaadka aduunka ee WHo iyo [...]
War ay ku farxeen dadka qaba Cudurka HIV oo ay soo saartay Jamacad Ku taala Maraykanka
Kiimiko sun ah oo laga helo micida Shinnida oo lagu magacaabo Venom, ayaa la xaqiijiyey inay burburiso, kana hortagto fidista cudur-sidaha HIV ee dhaliya xannuunka AIDS-ka. Cilmi-baaris ay samsaysay Jaamacadda Washington University School of Medicine, ayaa lagu sheegay in suntan micida shinnida ku jirtaa tahay tallaabo cusub oo lagaga hortagi karo faafista fayriska HIV. “Rajadayadu [...]
Isbitaal lagu daweynayo dadka qaba Cudurka dhimirka oo laga furay Magaalada Gaalkacyo

Sabti, 22-12-2012. Waxaa lagu qabtay Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug munaasabad xarigga looga jarayey Isbitaal lagu daweeyo dadka qaba cusur dhimirka, waxaana ka soo qeyb galay munaasabadaasi Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug. Isbitaalkan xarigga laga jaray ee lagu daweeyo dadka qaba dhimirka ayaa waxaa hirgelintiisa iska kaashaday Maamulka Isbitaalka Nasrulaah iyo Ururka Caafimaad Galmudug. [...]
Deeq maanta la gaarsiiyey Isbitaalka Magaalada Cadaado (Daawo Sawirrada)

Jimco, 21-12-2012. Aqristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Sawirrada Deeq maanta la gaarsiiyey Isbitaalka Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeeb. Deeqadan oo ka koobnaa hal Computer, hal Qaboojiye, Joodariyaal bukaanada loogu talo galay, marwaxado, lacago Doller ah iyo qaybo kale ayaa waxaa soo aruuriyay maamulka macalimiinta iyo ardada mu’asasada waxbarashada iyo [...]
Vitamin D oo la ogaaday inuu ka hortago dhibaatooyinka soo wajihi kara jirka Aadanaha!

Sabti, 15-12-2012. Waxaa la ogaaday in Vitamin D inuu wax badan ka taro difaaca jirka bini’aadamka iyadoo la sheegay inuu ka hortagayo dhibaatooyin soo wajihi laahaa. khubaro ka shaqeya dhanka caafimaadka ayaa sheegay in ay aad u fududahay helidda Vitamin D isagoo lagu helo karo qiima raqiis ah hadane uu faa’iido badan u leeyahay caafimaadka [...]
Dhaqaatiir wax ku soo bartay Shiinaha oo sheegay in si bilaasha ay u caawinayaan Bulshada Soomaaliyeed

Sabti, 08-12-2012. Dhaqaatiirtan oo ah kuwo Soomaaliyeed oo wax ku soo bartay Dalka dibadiisa gaar ahaan wadanka Shiinaya ayaa waxa ay sheegeen in si bilaash ah oo lacag la’aan ah ay ugu shaqeynayaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Soomaaliya. Waxa sheegeen inay imaanayaan goordhow Soomaaliya ayna caawinayaan bulshada Soomaaliyeed oo ay caafimaad daradu hayso, islamarkaana [...]
Qaraha oo la ogaaday inuu waxyaabo badan oo dhinaca caafimaadka ah u fiicanyahay (aqriso)

Qaraha oo ka mida waxyaabaha faruutka ah ee la cuno ayaa la ogaaday inu Cunitaankiisa uu waxyaabo badan oo cuduro ku dhaca Dadka uu ka caawiyo ka hortagiisa. Cilmibaarayaal ka socda Jaamacada lagu magacaabo Purdue University oo ku taala wadnka Maraykanka ayaa sheegay in cunista qaraha oo la joogteeyo ay yareyso baruurta isla markaana uu [...]
Geela Kaadidiisa oo Bidaarta ama tinta oo daadato daawo u noqotay Qormo xiiso leh (Daawo Sawirada)

Dad badan waxay ka cawdaan timahooda oo uu ku yimaad xannuun daa’diya,halka qaar kalena dhibaato kala kulmaan bidaarta, waxaanay ku dayaan daawooyin badan oo ka samaysan kiimiko, waxase jira waxyaabo dabiici ah daawo ahaan loogu isticmaali karo si looga hortago daadashada timaha. Daawaddan kaadida ayaa la rumaysan yahay inay adkayso timaha qofka, isla markaana yarayso [...]
Cudurka Ebola oo ku soo fidaya bartamaha Africa

Cudurka Ebola loo yaqaan ayaa ku sii fidiya bartamaha Qaarada Africa kadib markii uu cudurkaas uu wadanka Democratic Republic of Congo uu ku dilay 10 qofood. Sida ay isniinti la soo dhaafay ay sheegtay Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaaan WHO, Virus-ka ayaa ka dilacay Gobolka Orientale ee galbeedka Congo. wasiirka Caafimaadka Congo [...]
dumarka Soomaaliyed hadii ay rabaan inay is caateeyan akhri halkaan

Inta badan Dumarka Soomaliyeed ayaa marka ay dhalmada bilaaban kala daadasho iyadoo taasi sabab u tahay iyagoo aanan jirkooda daryeelin haddaba Shabakada Badweyn.com ayaa ku talineysa in la raaco qodobadan muhiimka u ah dumarka raba iney jirkooda yareeyan si dheeli tiran. 1 biyo cab dabcan waa hubaal inaad maalinkasta biyo cabto, biyaha aan halkan kaga [...]
Recent Comments