Home » Archives by category » Bulshada

kulan muhiima oo ay ka soo qeybgalayaan Cabdi Wali Gaas iyo Amiin Caamir oo ka dhacaya Amsterdam (halkan ka fiirso waqtiga iyo goobta)

kulan muhiima oo ay ka soo qeybgalayaan Cabdi Wali Gaas iyo Amiin Caamir oo ka dhacaya Amsterdam (halkan ka fiirso waqtiga iyo goobta)

Somali Editors Forum oo warsaxaafadeed ka soo saartay Dilkii maanta loo geystay Wariye Maxamed Ibraahim Raage

Somali Editors Forum oo warsaxaafadeed ka soo saartay Dilkii maanta loo geystay Wariye Maxamed Ibraahim Raage

    Ujeedo: Canbaareyn 21/04/2013 Ururka Somali Editors Forum waxuu aad u canbaareynayaa Dilkii loo geystay Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo kooxo hubeysan ay xafadiisa ku toogteen xili u ku sugnaa gurigiisa oo ku yaala Dagmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Ururka (SOMEFO) Bile Gurxan ayaa ku tilmaamay Falkaan lagu dilay wariye Raage mid laga [...]

Kulan looga hadlayay Kaalinta Ardayda Holland ay ka qaadan karaan Hormarinta Soomaaliya oo ka dhacay Amstardam (Daawo Sawirada)

Kulan looga hadlayay Kaalinta Ardayda Holland ay ka qaadan karaan Hormarinta Soomaaliya oo ka dhacay Amstardam (Daawo Sawirada)

Kullan looga hadlay xiriirka ardeyda Soomaalida Netherlands iyo waxa ay ka garanayaan dalka iyo adadka ay ka soo jeedaan ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands.  Kullankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Xiriirka Adayda Soomaalida ee Somalische Studenten Netwerk (SSN) ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhaliyaro wiilal iyo gabdho [...]

Ururka Somali Editors Forum oo wariyayaasha Soomaalida ee Ku nool Holland u Qabatay Kulan Aqoon Kororsi ah

Ururka Somali Editors Forum oo wariyayaasha Soomaalida ee Ku nool Holland  u Qabatay Kulan Aqoon Kororsi ah

Kullan ay iska kaashadeen  Somali Editors Forum iyo hay,ada On file oo ah hay,ad diiwaan galisa wariyayaasha Amaandarada ugu soo qaxay dalalkooda ee ku Sugan Netherlands ayaa ka dhacay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands. Kullankaan oo ka dhacay Xafiiska Hay,ada On file ayaa waxaa looga hadlay qorshe ay soo bandhigeen xubnaha sare ee Dalada [...]

Hambalyo Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo qooska reer Cabdi Maxamed

Hambalyo Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo qooska reer Cabdi Maxamed

Maxamed Abdullahi Aadan Tiicey Bile Gurhan Ahmed, Abdirahman Ali Farah Omar Husein ,liiban Cabdi  (cadaawe) Xasan Faroole Abdi raxmaan Dheere Abdi Ali Nuur Maxamed SHiikh Axmed Abdi Shakur Xaashi. Ugaaso Faarax Shiikh Sowdo Axmed Ibrahim dhamaan waxay dadkaan Hambalyo u dirayaan Gudoomiye Cabdi Maxamed Axmed (John) iyo xaaskiisa  Farxiyo Xuseen Maxamuud oo 27/3/2013 wiil ugu [...]

Gabar la dhibaatysan dareen kacsi ah oo xad dhaafa (Daawo Video)

Gabar la dhibaatysan dareen kacsi ah oo xad dhaafa (Daawo Video)

Waa wax badanka haweenka ay ku riyoodaan in ay dareemaan kacsi joogta ah oo xaddhaaf ah laakiin waxaa jirta gabar yar oo lagu magacaabo Amanda Gryce oo nolol maalmeedkeeda uu ka mid noqday kacsi joogta oo waliba ay la dawaqanto marka ay dareento. Gabadhaan oo 22 jir ah ayaa lagu arkay xaalad naadir ah oo [...]

Haweney Soomaaliyeed oo maraykanku gudoonsiiyay Bilad Geesinimo (magac Hawentaas iyo sababta)

Haweney Soomaaliyeed oo  maraykanku gudoonsiiyay Bilad Geesinimo (magac Hawentaas iyo sababta)

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigtay Magacyada Toban Haween oo loo aqoonsaday in la siiyo abaalmarinta Sanadlaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka bixiso. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry ayaa lagu wadaa in maalinta berrito (8-da March) xaflad u sameeyo Tobankaasi Haween si loo gudoonsiyo Abaalmarinta dhiiri gelinta ama Geesinimada (The Secretary [...]

Soomaali ka qeybgalaysa shir looga hadlayo is dhexgalka Bulshooyinka oo ka socda Dalka Poland+sawiro

Soomaali ka qeybgalaysa shir looga hadlayo is dhexgalka Bulshooyinka oo ka socda Dalka Poland+sawiro

Siminaar lagu baranaayo is dhexgalka Bulshooyinka ka laduwan oo ay soo abaabushayHay’’ada Fondation For Soomaaliya ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Sosnowiecwadanka Poland. Maryar C/qadir  Gabeyre oo  ka tirsan Hay’ada Foundation for Somalia,ayaa furtay Siminaarka iyadoo siweyn u fahfaahisay wax qabadka Hay’’ada ,iyo u jeedada laga leeyahay in dhalinyarada kala duwan ee ku nool dunida la barao [...]

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo..Agaasimaha Heegantv Ahmed Abdi Farah oo aqal galay..

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo..Agaasimaha Heegantv Ahmed Abdi Farah oo aqal galay..

Agaasimaha shabakada caalamiga ah ee Heegantv Ahmed Abdi Farah oo maanta Axad ah ku aqal galay dalka Britain  magaalada London waxaan u direynaa Hambaliyo..anagoo kala ah…   Anagoo ah Qoyska Reer (Abdi Farah Jamac)   1: Aabe Abdi Farah Jaamac Aabo Cismaan Cali Tooxoow 2:Hooyo Safiyo Axmed Weheliye Hooyo Caasho Maxamuud 3: Ayaan Abdi Farah [...]

Wariyayaasha Soomaaliyeed ee Ku nool Wadanka Holland oo ka dooday Sharciga Cusub ee saxaafada lagu dhaqayo

Wariyayaasha Soomaaliyeed ee Ku nool Wadanka Holland oo ka dooday Sharciga Cusub ee saxaafada lagu dhaqayo

Qaar ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Netherlands oo Maanta ka dooday xeerka Warbaahinta ee ay soo bandhigtay wasaarada warfaafinta Dowlada Soomaaliya ayaa isla gartay in xeerkaan uu muhiim u yahay shaqada warbaahinta iyo qaab socodkeeda, iyagoo si weyn ugu hambalyeeyay wasaarada warfaafinta iyo dadaalka ay ugu jirto in la helo xeer raali laga [...]

Page 1 of 7123Next ›Last »

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4