Home » Archives by category » Layaabka Dunida

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Caruurta oo la’ogaaday inay barashada luuqadda bilaabaan inta ay ku jiraan Uurka Hooyada!

Sabti, 05-01-2013. Carruurtu waxay bilaabaan barashada luqadda ka hor inta aanay dhalan ee ay ku jiraan uurka hooyadood, sida lagu shaaciyey daraasad cusub oo ay soo saareen khubaro ka soo kala jeeda dalalka Yurub iyo Maraykanka. Khubaradani waxay sheegeen in ilmaha yar uu bisha ugu horreysa ee dhalashiida si fiican u kala saaro hadalka dadka [...]

Sawir qaade u dhintay sawir uu ka qaadi lahaa fannaanka Justin Bieber awgii!!

Sawir qaade u dhintay sawir uu ka qaadi lahaa fannaanka Justin Bieber awgii!!

Sabti, 05-01-2013. Magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka waxaa Nafsadiisa haligay Sawir qaade halkaas caan ka ah kaddib markii uu gaari ku bursaday Fannaanka caanka ah ee lagu magacaabo Justin Bieber si uu Sawirro uga qaado kaddibna u soo bandhigo. Gaariga Justin Bieber oo ahaa nuuca qaaliga ah ee loo yaqaan Ferrari waliba midibkiisa uu [...]

Todobo dhallinyaro ah oo qoorta iska jaray xilli ay ka qeyb galayeen tartan shaqo!

Todobo dhallinyaro ah oo qoorta iska jaray xilli ay ka qeyb galayeen tartan shaqo!

Sabti, 05-03-2013. Dunida qof kasta wuxuu jecel yahay inuu helo maal amma shaqo uu naftiisa ku maareeyo, balse shaqo la’aanta raagtaa waxay dadka ku khasabtaa inay shaqooyin ka doontaan meelo geeridu ka dhowdahay. Toddoba shaqo-raadiyayaal ah ayaa geeriyooday, 230 kalena way miyir doorsameen, kadib markii 15,500 dhallinyaro shaqo la’aan ka qaybqaateen tijaabo caafimaadkooda ah oo [...]

LAYAABKA DUNIDA: Dalka Shiinaha oo Caruurta ya yar la kala iibsado!

LAYAABKA DUNIDA: Dalka Shiinaha oo Caruurta ya yar la kala iibsado!

Talaado, 01-01-2013. Dalka Shiinaha ayaa Dunida oo idil waxa uu kaalinta koowaad ka galay wadanka kaliya ee Caruurta sida weyn looga ganacsado, waxaana dalkaasi u beec taga dadka xiiseeya arrintaan ama kuwa ma dhalayaasha ah ee aanan waligood Caruur dhalin waliba heysta Lacag ku filan. Qaar ka tirsan Caruurtaan waxaa iska iibiya Waalidiintooda halka qaar [...]

Orodyahanka Mo Farah oo loo xiray tuhun argagixisnimo (Daawo Sawirro)

Orodyahanka Mo Farah oo loo xiray tuhun argagixisnimo (Daawo Sawirro)

Axad, 30-12-2012. Orodyahanka haysta horyaalka orodka 10-ka kun iyo shanta kun ee dunida ee asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya, hase yeeshee haysta dhalashada Britain ugana qayb gala tartamada magaca British-ka Mo Farah, ayaa loo qabtey tuhun waxaa loogu yeero argagixisada, xili uu doonayey in uu galo wadanka Mareykanka. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalada [...]

Mooto Diyaarad u eg oo lagu soo bandhigay Dalka Brazil

Mooto Diyaarad u eg oo lagu soo bandhigay Dalka Brazil

Arboco, 26-12-2012.   Adduunyada Maalinba wax baa ka cusub waxaa la gaarayaa hurmar joogta ah oo dhinac waliba leh waxaan horay u aragnay diyaarad qasri ah guri mindhico u eg maantana waxaan idiin haynaa mooto u sameysan sidii diyaarad oo kale taasoo noqoneysa markii ugu horeysay ee la soo saaro Mooto u eg Diyaarad. Dalka [...]

Nin caan ah oo tuugsada oo Bangigiisa laga helay in ka badan $10 kun oo doolar!!

Nin caan ah oo tuugsada oo Bangigiisa laga helay in ka badan $10 kun oo doolar!!

Talaado, 18-12-2012. Dad tuugsada ama dawarsada ayaa dunida meel kasta oo ay joogaan waxay leeyihiin xirfado kala duwan oo ay ku maareyn karaan inay ku helaan dhaqaale ay siiyaan dadka ay tuugsanayaan, iyagoo mar mar xirfadaha tuugsigu ay yihiin kuwa xirfad ku dheehan tahay oo ay beerka kala soo baxaan dadka ay doonayaan inay shilimaad [...]

Dumarka la Qabo oo la sheegay In ay ka Murugo iyo Caro Yar Yihiin Kuwa aanan la qabin!

Dumarka la Qabo oo la sheegay In ay ka Murugo iyo Caro Yar Yihiin Kuwa aanan la qabin!

Talaado, 18-12-2012. Cilmi-baadhis clusub oo ay sameeyeen khubaro u dhashay dalka Canada, ayaa lagu shaaciyey in dumarka la qabo ay ka farxad badan yihiin kuwa aan guursan, waxaanay caddeeyeen in haweenka sayga amma ubadka leh aanay ku dhicin cudurrada ay dhaliyaan murugada badan ee isku buuqu ka mid yahay. Daraasaddan oo ay ka qaybqaateen in [...]

Jaamacado ku yaala UK oo soo saaray qalab lagu oganayo ardayga Tahriibka ku soo galay!

Jaamacado ku yaala UK oo soo saaray qalab lagu oganayo ardayga Tahriibka ku soo galay!

Isniin, 17-12-2012. Jaamacado ku yaal waddanka dalka Ingiriiska ayaa samaystay qalab la saarayo faraha ardayda si loo xaqiijiyo inay ardayda ku jiraan qaar tahriib ku galay dalkaas iyo ardayda muwaaddiniinta ah ee danaynaya inay waxbarashadooda sii wataan. Newcastle University oo ah jaamacaddii ugu horraysay ee tijaabisay qorshahan, ayaa qalabkan isticmaali doonta si ay u caawiyaan [...]

Maalinta Dameeraha oo maanta laga xusay Muqdisho (Daawo Sawirrada)

Maalinta Dameeraha oo maanta laga xusay Muqdisho (Daawo Sawirrada)

Axad, 16-12-2012. Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu dhigay munasabad looga hadlayay xaquuqda ay leeyihiin dameeraha iyo ilaalinta taasi oo lagu qabtay mid ka mid ah hoteellada ku yaala caasimadda. Munaasbaddaan oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahanno, ururka dhallinayrada aan xuduuda lahayn, abwaanno iyo marti sharaf kale ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhigay [...]

Page 1 of 3123

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4