Qaran24

Xawaalada LadanExpress oo sanadkaan Abaalmarino Qaali ah siisay Masuuliyiin Caana oo uu ka midyahay Ex- Ra”iisulwasaare Gaas+Sawiro
Xawaalada Caanka ah ee Ladan Express ,ayaa shalay gudoonsisay  Abaalmarino Caalami ah Ra”iisulwasarihii Hore  ee Soomaaliya Cabdiwali Gaas,Agaasimaha Guudo ee Hay”ada Hirda Fadumo Farax ,Farshaxaniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Caamir ,Afhayeen ka Ururka ladagaalanka Qabyaalada C/fatax. Faysanl Xuseen

Munaasabadaan Abaalmarinta lagu bixnaayey ayaa waxaa ay ka dhacday Magaalada Amsterdam  ee Wadanka Holland,iyadoona uu Abaalmirinta Bixiyey Madaaxa Suuq Geyntaa Xawadalada Landan Exprees  Bile Gurxan  Axmed..

Dr. Cabdwali Maxamed Cali oo abaal marinta kadib lahadlaayey warbaahinta ayaa shegay in u aad ugu farxasnyahay Abaalmarinta la siiyey isagoona hoosta ka xariiqay in Ladan Expres ay tahay Xawaalada ay ka muuqato Hufnaan iyo Adeeg Deg deg ah.

Farshaxaniistaha  Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Caamir oo isna siweyn ugu Farxay Abaalmarinta  ay sisay Landan EXprees ayaa shegay in Xawadan Ladan ugu mahad celinaayo Abaalmarinta ,isagoona ku tilmamay Ladan Exprees Xawaalada Waxbadan Uqabata Bulshada Soomaalieed.

Faadumo Faraxa oo ah Agaasimha Hay”ada HIRDA ee Fadhigeedu yahay Wadanka Holland oo  iyana lagudoonsiyey abaal marin Qaali ah ayaa waxaa ay sheegtay in Xawaalada Ladan ay ugu mahadlcelineyso Abaalmarinta Sanadkaan ay Hirda Sisay.

C/fitaax oo ah wiil dhalinyaro ah ahna afhayeenka ururka ATM ee ladagaalanka Qabyaalada ayaa waxaa uu cabiray dareenkisa ku aadan Abaalmarinta ay Ladan Exprees siisay waxaana uu ku amaanay Ladan in ay waxbadan kaga duwantahay Xawaladaha kale ,ayna qabato Adeeg buuxda oo ay bulshada  u riyaaqday.

Madaxa Suuqgeynta ee Xawaalada  Ladan Express Bile Gurxan Axmed oo abaalmarinta gudoonsiyey Mas’uliyiinytaan ayaa waxaa u sharaxaad ka bixinayaa ujeedada kadanbeysay Bixinta abaalmarinta ,waxaana uusheegay in sand walba ay abaalmarintan bixn doonto Ladan Express .

Bile ayaa shegay in Cabdiwali Gaas ay Xawalda Ladan  Express ay u aqoonsantay Siyaasiga Sanadkaan ee doodaha iyo kulamada wax ku ool ka ah la yeeshay ,Jaaliyadaha Soomaalieed isagoona kala hadlay Dib u dhiska iyo Hormarka Soomaaliya.

Amiin Caamir ayaa Waxaa ay Xawaalada Ladan Express u aqoonsatay Sandankan in uu yahay Farshaxaniiste Cabiraad Fiican ku sameya Waxyaabaha ka dhaca Soomaaliya isagoona Sanad kaan Soo saaray Farshaxano wax ku ool ahna soo saaray.

Faduumo Farax oo ah Agaasimaha Hay’ada Hirda ee Fadhigeedu yahay Holland ,ayaa iyana Abaalmarintan Qaliga ah ee ay Siisay Ladan Express ku muteysatay ,in ay tahay Gabadha kaliya ee ka shaqeysa Hormarinta Sportska iyo is dhex galka Bulshada.

C/ftax oo ah Afhayeenyka Ururka ladagaalanka Ku dhaqanka Qabyaalada ayaa isna Abaalmarinta ay siisay ladan Exprres Gudoomay kadib markii ay ku muteysteen wax qabadkooda ku sabsan ladagaalanka Kudhaqanka Qabyaalada.

Xaawalada Ladan Exprees ayaa waxa ay ka mid tahay Xawaladaha ugu horeeya ee Bulshada si dada deg deg ah ugu adeegta ,iyadoo sidoo kalena xawaalada ay hirgalisay Banki Caalaami ah oo Xaruntiisa tahay Magaalada Muqdisho .

Daawo Sawirada

Abdullahi Taajirow

Amsterdam Holland

Rotterdam oo Qaaday Koobkii Hirda ee Sanadkan.+sawiro
waxaa shalay lagu soo gaba gabey magaalada Amesterdam Ciyaaraha xiliga kuleylaha lagu qabto halkaasi oo ay markasta soo qaban qaabiso Hay’ada Hirda ee Fadhigeedo yahay magalada Amesterdam ee wadanka Holland.

Ciyaarahaan ,ayaa waxaa ka soo qeyb galay Sanadkaan kooxo garaayo ilaa 16 kox oo ka dhisan Gobolada ka la duwan ee ku yaala wadanka Holland,ku waasi oo ciyaar wanagsan ku soo bandhigay Halkaasi.

Fadumo farax oo ah Agaasimaha guud ee Hay’ada Hirda ayaa waxaa ay u shegatay warbaahinta www.qubanaha.com in qabashada Ciyaarahaan ay ugu talagaleen sidii ay is ku baranlahaayeen dhalinyarada soomaaliyeed ee Kunool wadankaan iyo sidii kor loogu qaadilahaa hormarka sportska soomalaiyeed guud ahaan.

Ciyaarahaan oo sanadkaan ay sidookale ka so qeyb galeen martisharaf aad u balaaran oo kakalayimid wadamada Egland .kanada iyo Mareykanka ayaa waxaa ka mid ahaa Ra’iisulwasaarihii hore ee soomaaliya Cabdiwali maxamed Cali Gaas ,Aqoonyahan soomaaliyueed oo lagu magacaabo ,Maxamed diini,iyo Farshaxaniistaha Caanka ah ee soomaaliyeed Amiin Caamir.

Sidookale waxaa Ciyaarahaan ka soo Qeybgalay ,Cabdi dheeg oo ah Gudoomiyaha Jaaliyada sportska Yurub ,Daahir Cali oo ah Gudoomiyaha Jaaliyada Sportska uk ,Maxamed ismaaciil oo ah Ciyaaryahankii Qaranka Sooomaaliya,Laas oo ah odey Sports caana ka ahaa Wadanka Soomaaliya,iyo yusuf yusuf oo ah Qoraa sport.

koxda Utrecht ka socotay iyo koxda Rotterdam ayaa waxaa ay isgu soo hareen Finalka waxana ay soo bandhigeen Ciyaar aad u wanaagsan oo dadkii dawanaayey ay u riyaakheen iyadoo markiidanbena ay Rotterdam ku guuleysatay Kibkii Sanadkaan.

DR Cabdiwali maxamed Cali Gaas ayaa ugu danbeyntii Koxda Rotterdam Gacanta uga liyey Kobkii Sanakaan ee Ay Hirda Sooqabanqaabisay ,waxana uu ku amaanay Dr Cabdiwali in ay Hirda ku tilaabsatay hormar weny.

Dadweynaha Soomaaliland oo Holland ku xusay 18 may+Sawiro
waxaa xalay ka dhacday magalooyinka Denhaag iyo Amersford Xaflado lagu maamuusaayey maalinta ay ku dhawaaqday Somaliland gooni is ku taaga 18 may ,waxaana xafladaha ka soo qeyb galay dad weyne aad u tirabadan oo rer somaaliland ah .

Xafladii ka dhacday Magaalada Denhaag waxaa ka soo qeybgalay jaaliyada rer Somaliland ee Holland iyo jaaliyada rer soomalailand ee Biljimka waxaana goobta Khudbado ka jediyey Ma’uuliyiin mataleysay Jaliyadaha Soomaaliyeed ee Somaliland iyo Biljika.

Fanaaka rer Somaliland Cabdi Qaboojiye ayaa waxaa uu ka qaaday Xafladii Xalay ka dhacday Denhaag heeso si weyn u soo jiitay dadkii xaflada ka soo qeybgalay.

dhnaka kale xafladii ka dhacay Magaalada Amersford oo ay is ku gu yimaadeen dad aad u farabadan ayaa heeso layaab leh ka qaaday Fananada Soomaaliyeed Maryan Mursal oo ka timid dhanka Ingiriiska.

Axmed sugali oo ka mid ahaa ka soo qeyb galayaasha xafladii ka dhacday Denhaag ayaa waxaa uu shegay in ay si aad ah ugu faraxsanyihiin in ay Holland ka usaan Maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday Gooni is ku taaga waaxna uu shegay in sanadkaan ay Xafalda ka soo qeybgaleen dadweyne aad u tirabadan oo rer Soomaaliland ah oo ka kala yimid wadamada Dariska la ah holland.

wwww.qubanaha.com

Holland

IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya
Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada iyo dastuurka u yaalla Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ka wal-walsan tahay maamullada dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo.

Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macalim oo isaga iyo wafdi la socday ay maanta Muqdisho kula kulmeen madaxda sare ee dalka ayaa sheegay in IGAD ay mar kasta u taagan tahay horumarinta dalalka ku bahoobay oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Maxbuub ayaa sheegay inay u kuur-galayaan arrimaha gobollada Jubbooyinka, iyagoo ka duulaya go’aankii madaxda IGAD ay ku gaareen shirkii Addis Ababa, warbixinna ay u gudbin doonaan.

Wafdiga IGAD ayaa maanta Muqdisho kula kulmay madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda, Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi oo kulankii maanta ka qeybgalay ayaa sheegay inay xukuumadda u gudbisay wafdiga IGAD mowqifkeeda ku aaddan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobollada, dowladduna ay qorshaheeda ku salaynayso war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimaadeen madaxda dalalka IGAD.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan sheegtay inay ka wal-walsan tahay xaaladda gobollada Jubbooyinka oo maamullo is-barbar socda looga dhowaaqay.

Barre Hiiraale: Madaxweynaha Jubba-land ee sharciga ah waa aniga
Col. Barre Aaden Shirre (Barre Hiiraale), ayaa sheegay caawa in doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo loogu doortey madaxweynaha maamulka Jubbaland ee afarta sano ee soo socota.

Barre Aaden Shire (Hiiraale), ayaa wareysi siiyey idaacadda VOA laanta  Soomaaliga, ayaa sheegay in shirka kale ee ka dhacay Kismaayo madaxweynana loogu doortay Aaden Madoobe ay

iyagu la socdeen, laakiin isaga uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Jubbaland.

Barre Hiiraale, ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan dib u heshiisiinta iyo nabad galyade, ayna isku keeni doonaan dadka reer Jubbaland meel kaste oo ay joogaan.

Col Barre oo la weydiiyey sababta loo mideyn waayey labada shire e uu sheegay in ay ka dhaceen Kismaayo, ayaa sheegay in dhowr goor ay isku dayeen inay mideeyaan shirarka Kismaayo ka kala socday maalmihii la soo dhaafay ee labada madaxweyne lagu kala doortey, laakiin ay suura gali weyday

Sheegashada Barre Hiiraalle ee ah in uu yahay madaxweynaha maamul goboleedka Jubba-land, ayaa ku soo beegmaya saacado kadib markii galabta magaalada Kismaayo looga dhawaaqay in Axmed Madoobe loo doortay xilka hoggaaminta maamulka Jubba-land

shil halistiisa leh oo uu ka badbaaday Madaxweyne Xasan Sheikh (arin sir ah oo soo baxday)
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

AGAASINKA & ISKU DUBARIDAHA HOWLAHA XAFIISKA  WASIIR

KU XIGEENKA WASAARADA WARFAAFINTA, BOOSTADA &

ISGAARSIINTA,  GAADIIDKA CIRKA & DHULKA

War Saxaafadeed (Press Release)

Ujeeddo : Dhibaatooyinka Amni Xumo ee Ka jira Garoonka Muqdisho

Fadeexadii 1aad  :Shilkii 2da Diyaarad  ee AMISOM  ee  Dhacay 10kii Casho  ugu Dambeeyey April,2013

Fadeexadii 2aad : Axad, 05/05/2013:Diyaaraddii Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ka qaaday Muqdisho markuu u socday Shirkii London, waxaa Pilot-ka la soo Gudboonaatay dhibaato wada shaqeyn la’aan  Taawarka  ee la xiriirta in  Taawarku u Caddeeyo Heer kulka Garoonka halka uu marayo ,si uu Go’aan uga qaato  Xawliga ay ku kacayso Diyaaradda uu Duuliyaha ka yahay, markuu Jawaab waayey ayuu ka soo degey Diyaaradii , dabadeed isagoo Garoonka dhex taagan ayuu  u Gacmo Haatiyey Taawarkii, dabadeed waxaa u caddaatay inuuTaawarka xiran yahay oo ayan cidina joogin.

Markey arintaasoo kale dhacdo Duuliyaha wuxuu gaaraa go’aan isaga u gaar ah  oo  khatartiisa  yeelan kara, waxaan loo yaqaan “Pilot Description” isagoo oranaya : Star up on my own Description (waxaan Engine-ka ku Kiciyey go’aan aniga ii gaar ah ) isagoo isla markaa ku duubayo Rikoorka Diyaaradda oo u sii Shidnaanaya inta uu Hawada Soomaaliya uu ka baxayo

3 Qof Ayaa Wadada Loo Baneeyaa

Waxayna kala yihiin:

1-VIP 001(President)

2-Emergence

A-Ambulance Aircraft

B-Fire Aircraft (Diyaarad Dab qabsaday)

Amniga Madaxweynaha Maxaa Dhib uga iman Karayey?

1-Dhibaatada ka iman kartaa waxa  ka mid ah inuu Dab qabsado Diyaaradda kaasoo ka  dhalan kara :kala duwanaanshaha Heer Kulka Garoonka  & Go’aanka uu Diyaaradda ku kiciyey Duuliyaha , Tusaale  Enginka oo xoog lagu kiciyey ayadoo Heer Kulka Garoonku sareeyo.

2-Diyaarad soo dageyso  bilaa Taawar iney isku dhacaan Diyaaradda kaceyso iyana bilaa  Taawar.

3- Diyaaradda M/weynaha  oo bilaa Taawar ka   kacday  Garoonka Muqdisho oo  ku dhici karta Diyaarad Hawada mareysa , waayo Diyaaradaasi waxey la heysataa  FIC-Somalia in Nairobi (Flight Information Centre), waayo  FIC-da ma heyso War sheegaya iney Diyaarad ka soo Duushay Garoonka Muqdisho oo VIP 001(President), halka uu Shilkaasi ka dhici  karo waa Hawada Baraawe oo ah halka  ay iska gooyaan Labada Root ee Mogdisho(UG 450) iyo ka Yurub ka yimid ee Mandheera (UR 780) soo mara waxey isku gooyaan Hawada sare ee Baraawe .

Yaa Xambaaraya Mas’uuliyadda  Dhacdadan Foosha Xun?

-Sharciga u Degsan Garoonka Muqdisho waxa weeye Shaqaalaha Taawarka iney shaqeeyaan markey Qoraxda soo baxdo ilaa ay ka dhacdo laakiin SCAMA waxey go’aamisay in Shaqaalaha Soomaalida ee Taawarka ay Shaqada ka baxayaan  4ta Galabnimo.

4ta Galabnimo ilaa & 12ka Maqribkii waxaa iska leh oo ku qoran Taawarka AMISOM.

Hussein Ali Elmi

Mogadishu – Somalia

Xigasho Soomaalidamaanta.com

kulan muhiima oo ay ka soo qeybgalayaan Cabdi Wali Gaas iyo Amiin Caamir oo ka dhacaya Amsterdam (halkan ka fiirso waqtiga iyo goobta)

muuqaalkii ama Video-ga ugu fiicnaa oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho oo la soo bandhigay (Daawo adigaa ilmeyndoona)
Video-gaan oo ay isku soo duba riday hay’ad ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay ee loo yaqaan UNDP ayaa ah mid aad u qurux badan waxaana ka muuqata bilicda Soomaaliya iyo sida ay dadka u faraxsan yihiin sidoo kale waxaa ka hadlaayo gabdho ka mid ah cayaartoyda Soomaaliya, Farshaniistayaal, quburo arimaha Soomaaliya yaqaano iyo mas’uuliyiin ka mid ah Soomaliya sidoo kale waxaa ka hadlaayo fanaanka caanka ah ee Knaan aabahiis.

Muuqaalkaan sida loo duubay iyo sida loo soo habeeyay ayaa ah mid ku soo jiidanaya waana muqaalkii ugu fiicanaa ee soo baxa ayaan sida ay ku tilmaameyd dadka qaar ee la dhacay muuqaalkan

Halkaan ka daawo

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=T3OCNkXkBxA

Qaran24.com

Muqdisho

DAAWO SAWIRADA: Cadaado oo raxmada Roobka meel kasta ay biyuhu jiifaan
Kadib markii ay bilawdeen roobabka guga ayaa magaalada cadaado iyo nawaaxigeeda waxaa ka do’ay roobab ma hiigaan oo Biyo fareesiyay wadooyinka iyo Baliyada magaalada.

Axmed Sheekh Xasan oo ah mudiin u dhashay Ximan iyo Xeeb isla markaana kormeer ku soo sameeyay meelaha ay Biyohu fareesteen ayaa sheegay in wadooyinka iyo Baliyada magaaladuba ay Biyo la ciirayaan isagoona sawiradaan kasoo qaaday.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Tarida Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya laga dilay oo la shaaciyay (masaxbaa mise waa boor isku qaris)
Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday in kumanaan askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM lagu dilay Soomaaliya, tan iyo sanadkii 2007-dii, xilligaasoo uu bilowday howl galka nabad ilaalinta Midowga Afrika.

Kuxigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Jan Eliasson ayaa sheegay in ilaa 3,000 askari oo Ciidamada AMISOM lagu dilay Soomaaliya, iyagoo ka qeyb qaadanayay sidii nabad uga dhalin lahaayeen.

Mr Eliasson ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee Reuters in askarta AMISOM ay naftooda u hureen, isagoo ka dhawaajiyay in tirada looga dilay Soomaaliya ay aad u badan tahay.

“Markii aad ogaato in 3,000 askari oo AMISOM ay ku dhinteen howl galka nabad ilaalinta Soomaaliya aad baa uga argagexeysaa”ayuu yiri Mr Eliasson oo xusay in askartan lagu dilay Soomaaliya intii uu socday howl galka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in askarta ugu badan ee ku dhintay howl galya ay yihiin ciidamada ka socda dalalka Uganda iyo Brundi, kuwaasoo ah ciidamadii ugu horeeyay ee Soomaaliya yimid sida uu yiri.

Tirada ciidamada AMISOM uga dhimatay howl galka Soomaaliya ayaa ah tiradii ugu badneyd ee la shaaciyo, iyadoo xilligan Soomaaliya ay kaga sugan yihiin ilaa 17,700 askari oo ka kala socda ilaa shan dowladood.

Ciidamada AMISOM ayaa ka caawiya dowladda Soomaaliya howl galka lagula jira Xarakada Al-Sabaab, kuwaasoo gacanta ku haya inta badan Gobolada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Qaran24.com

Moqadishu Somalia