Home » 2012 » August

Yuusuf garaad oo sheegay hadii uu xilka Madaxweynaha ku guuleysto inuu magacaabayo…

Yuusuf garaad oo sheegay hadii uu xilka Madaxweynaha ku guuleysto inuu magacaabayo…

Yuusuf Garaad Cumer Axmed oo ah Musharax M/wayne ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Odayaal xildhibaano iyo dhalin yaro waxaana uu ka dalbaday in ay ku taageeraan Qabashada Xilka Madaxtinimada Soomalia oo uu utaagan yahay . Hadal dheer oo uu ka horjeediyay ayuu ku sheegay sababta ku xambaartay in uu xilkaan isu soo taago [...]

Waqti La dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyay

Waqti La dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyay

  Gudiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay waqtiga laqabanayo doorashada hogaamiyaha Soomaaliya ,iyagoo gudigu ay sidoo kale sheegeen waxaayabaha looga baahanyahay masharixiinta. Guddigan oo maanta kulan isugu yimid ayaa gabagabadii kulankaa isku raacay in la qabto doorashada tobanka bisha September isla markaana ay soo gudibiyaan codsiyada musharixiinta ka qeybgalaysa doorashada inta u dhexeysa [...]

Alshabaab oo Ciidamo lala yaabay soo dul dhigtay Magaalada….

Alshabaab oo Ciidamo lala yaabay soo dul dhigtay Magaalada….

Xarakada Al-shabaab oo dhawaan laga qabsaday degmada Marko ee gobolka Shabeellada hoose ayaa waxay ciidammo fara badan soo dhoobtay deegaanno horay looga qabsaday oo ay ka mid yihiin Laanta Buuro iyo Lambar 50 oo u dhexeya Marko iyo Afgooye. Goobjoogayaal ku sugan deegaannadaas ayaa sheegaya inay arkeen ciidammo iyo gaadiid fara badan oo halkaas soo [...]

Samsung oo maanta soo bandhigtay Taleefan aan horay Dunida looga arag

Samsung oo maanta soo bandhigtay Taleefan aan horay Dunida looga arag

Shirkada taleefanaa ee Samsung ayaa soo saartay taleefankii ugu horeeyay aduunka ee smartphone loona is ticmalayo Microsoft Corp’s’s Samsung ayaa maanta maagaalada Berlin ku soo bandhigtay talefankii ugu danbeeyay Dunida,waxayn shirkadan ay tartan Dagaal kula Jirta shirkada kale ee la yiraahdo Apple,iyadoo la filayo in la shaciyo qeymaha taleefankan Cusub W/D: Bile Gurhan Rotterdam /Nederlands

Xulka Qaranka Kenya oo tabare faransiis ah loo magcaabay si ay qaadaan African Nations Cup 2013

Xulka Qaranka Kenya oo tabare faransiis ah  loo magcaabay si ay qaadaan African Nations Cup 2013

  Xulka Qaranka  Kubadda cagta ee Wadanka Kenya aya loo magcaabay Tababare cusub oo u dhashay Wadnka France  kasoo la doonayo inu kooxda si fiican u leyliyo Tababare  Henri Michel oo xulka Qaranka France dhexda uga ciyaarijiray ayaa     kooxda Qaranka  Kenya ee lagu naaynayso  {Harambee Stars} la doonayaa inuu wax weyn ka badalo [...]

Maraykanka oo maanta 26 qofood oo Soomaali ah Dilay

Maraykanka oo maanta 26 qofood oo Soomaali ah Dilay

Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatey tobonaan kalena wey dhaawacmeen kadib markii weerar dhinaca cirka ah oo loo adeegsadey diyaaradaha k-ka ay ciidamada mareykan ka geysteen Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Duqeynta ayaa sidoo kale geysatey qasaaro dhinaca degaanka ah oo ay ku burbureen guryaha ku yaala goobta lala beegsadey sida ay sheegeen [...]

Manchester United oo kooxda Barcelona kadooneysa Sergio Busquets

Manchester United oo kooxda Barcelona kadooneysa Sergio Busquets

Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay doon doonista xidig qadka dhexe ka ciyaara maadama United ay tabaysa Wiil qadka dhexe ku fiican. Sir Alex Ferguson oo ah Tababaraha kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo noqday doon doonista Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Sergio Busquets. Sergio ayaa mudo badan waxaa lala xiriirinayay Tababare Ferguson,waxaana labo sano [...]

Haweenka Dalka Togo oo ragooda u diidaya inay u galmoodaan

Haweenka Dalka Togo oo ragooda u diidaya inay u galmoodaan

Haweenka Dalka Togo oo ku-yaal Galbeedka-Afrika xuuduudna la leh wadamada Ghana ,Benin iyo Burkina Faso ayaa si kulul u weeraray uguna baaqay in ragga loo diido oo laga soomiyo galmada ama (Sex) si loo cadaadiyo loona helo isbedel siyaasadeed oo la taban karo . Galmo ka soomidaan ayaa waxa ku dhawaaqay mucaaradka kasoo horjeeda dowladaasi [...]

Garoonka weyn ee diyaarada Amsterdam oo qeyb la xiray markii laga helay Bombaanooyin lagu aasay

Garoonka weyn ee diyaarada Amsterdam oo qeyb la xiray markii laga helay Bombaanooyin lagu aasay

Garoonka Diyaaradaha ee ku yaala Caasimada wadanka Nederland ee la yiraahdo Schiphol airport ayaa la xiray qeyb ka mida markii looga shakiyay in labo bombaano ay ku duuganyihiin goobtaas la xiray Afhayeen u hadashay garoonka ayaa sheegtay inay shalay Xireen qeybta Terminal C oo ah qeybta ay ka baxaan dadka u dhashay wadmada Yurubyaanka ah  iyo [...]

Gen Cali Samatar oo 21 Milyan oo doolar ay maxakamad ku amartay inuu dhiibo

Gen Cali Samatar oo 21 Milyan oo doolar  ay maxakamad  ku amartay inuu dhiibo

Gen Maxamed  Cali Samatar oo  Ra’iisulwasaare iyo wasiir Gaashaandhiga ka soo ahaa Xakuumadii Maxamed Siyaad bare ayaa  maxakamd maraykan ah ku amartay inuu Bixiyo 21 Milyan oo doolar Maxkamd Faderaal ah  ayaa  shalay samatar  ka Dalabtay inuu Dhiibo Lacagtaan kadib markii lagu eedeeyay inu dhibatooyin kala duwan ay ciidamadiisa ka gaysteen 1988-dii Gobolada waqooyi ee [...]

Page 1 of 14123Next ›Last »

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4