Fanaanka Kaynaan oo Markii ugu horaysay Buug ka hadlaya Taariiqdiisa Soo saaray Halkaan Ka aqri

fanaanka Caanka ah ee Kaynaan Abdi Warsame ayaa maarkiisii ugu horaysay soo saaray Buug ka hadlaya taariikhdiisa iyo waliba Heestiisa caanka ee ruxa Calan. WAVIN FLAG Kaynaan ayaa shalay shaciyay Buugaan waxuuna shir jaaraaid ku qabtay Magaalada New york ee wadanka Maraykanka,isagoo sheegay inuu Buugaan yahay mid ka hadlaya xaalado badan oo soo maray Fanaanka. [...]
Soomaali Lagu Weraray Masjid Ku yaalo xaafada islii iyo Goobihii ganacsiga oo irdaha Lo laabay (Daawo Sawirada)

Dad ka careysan weerar bambaano oo saakay lagu qaaday kaniisad Caruurta lagu baro Diinta Kirishtaanka ayaa soo weeraray Xaafada Islii ee magaalada Nairobi, kuwaasoo kusoo weeraray dhagxaan iyo ulul. Goobaha ganacsiga ee Soomaalida ayaa albaabada loo laabay, xaaladana waa mid kacsan, dadkana guryahooda ayey dhexda ka xerteen. Sidoo kale dadkan careysan ayaa weeraray Masaajid ku [...]
Mucjiso Todobo jir xanbaari kara Aabihis iyo Jawaan raashin (Daawo sawirada)

Jang Ju Jang waa todoba jir u dhashay dalka Shiinaha waxaanu noqday mid ka mid ah dadka ugu caansan dunida, ka dib markii xooga ku jira wiilkaas yari noqday mid mucjiso ah oo aan la malaysan karayn, wiilkan yar ee da?diisu 7-jirka tahay waxa miisaankiisa la sheegay in uu dhan yahay sideetan kilo garaam. Wiilkan [...]
Wiilasha David Beckham oo kooxaha United iyo Arsenal Kala tageray ( hadalo kulul oo dhexmaray wiilsha iyo xitaa Beckham oo arintaas ka hadlay (warbixin)

Wiilsha uu dhalay Ciyaaryahanka Caanka ee David Beckham oo ka soo ciyaaray Kooxaha manchester United iyo Rael Madrid ayaa waxaa dhexmarya hadalo kulul kadib marki ay kala taageeren kooxaha ka dhisan Iniriiska. Labo wiil oo ka mida sedxada wiil ee uu dhalay Beckham ayaa aad u taagero Kooxda uu aabahood caanka ku noqday ee [...]
Labo Dal oo ka mida wadamada hormaray oo faqri ay ka cabsanayaan darteed Safaaradahoodii u mideeyay

Dowlada Ingiriiska ayaa Shaaca ka qaaday inay Safaradaha Canada iyo Ingiriiska la mideynayo kadib wada hadalo dhex maray labada Dowladood. Wasiirka arimaha Dibada Uk , William Hague ayaa saxaafada u sheegay qorshahaan ay ku midoobayaan Canada iyo Igiriiska,isagoo kulan kulayeesha wadanka Canada Dhigiisa Dalkaas si qorshaas loo meel mariyo. Wasirrka Arimaha Dibada Uk , William [...]
Dowlada In Ingiriiska oo ku dhawaaqday lacag badan oo ay siinayso Dowlada Xasan Sheikh uu hogaamiyo

Shir madaxeed gaar ah oo laga bar bar qabtay shirkii Golaha guud ee loo dhan yahay Qaramada Midoobey ayaa xalay lagu qabtay magaalada New York ee dalka Mareykanka, kaasoo ay ka qeyb galeen Madax badan oo Caalamka iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Xoghayaha guud [...]
Beesha Yusuf Daarood oo cambaareysay cadaalada darada ka jirta maamul Faroole

Shir uga socdey gudaha iyo dibada waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanada, culumaa’udiinka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Yusuf Daarood ”Awrtable” oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobalada Waqooyi Bari ee Soomaaliya gaar ahaan degaanada gobalada Nugaal iyo Mudug ayaa ka soo saarey war murtiyeed oo ay uga hadlayaan cadaalada darada iyo heyb sooca ka jira maamulka [...]
Xasan Sheikh iyo Farmaajo yaa madaxweyne ka ah Soomaaliya?

Shalay ayay aheyd markii raasaas ay cirka is qabsatay iyo waliba hadalo uu eg kuwa dadka lagu dajinayo tasoo dhacday markii farmaajo la sheegay inuu Raíisulwasaraha Soomaaliya loo magacaabay hadaba dadka ayaa is waydiiyay hadalkii uu idaacadaha ka sii daayay Farmaajo waxuu u ekaa hadal uu jeediyay madaxweyne, kasoo ahaa dadka ha is dajiyeen [...]
Madaxweyne Tiicey oo Dib ugu laabtay Cadaado,Maxuu soo qabtay Maxuuse ku maqnaa

Waxa Maanta magaalada Cadaado lagu soo dhoweeyey Wafdi ballaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Max’ed C/llahi Macalin Aadan Tiiceey oo mudooyinkii danbe howlo shaqo ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxa si weyn garoonka ugu soo dhoweeyey Ha’adaha kala duwan ee Maamulka Sida Fulinta, Baarlamanka, Garsoorka, Laamaha Ammaanka [...]
war degdeg ah magacaabista Ra”iisulawasaaraha oo dib loo dhigay ( nin ka maqan Mogdisho oo uu madaxweynuhu sugayo iyo magaca Ninkaas

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa dib u dhigay Magacaabista jagada Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya,isagoo Madaxweynuhu sugayo Nin ka imaanaya wadanka Maraykanka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sugaya Cabdi Wali Gaas oo ka imaanya Wadanka Maraykanka halkaas oo uu uga qeyb galay shir madaxeedkii Qaramada midoobay Xoghaynta madaxweyna rag ka mida ayaa Qaran24 u sheegay in madaxweynuhu oo latashi [...]
Recent Comments