Home » 2012 » October

Labo fanaan oo Soomaali ah oo jaceyl Dhexmaray uu soo shaac baxay (maxaa lagu dareemay)

Labo fanaan oo Soomaali ah oo jaceyl Dhexmaray uu soo shaac baxay (maxaa lagu dareemay)

Warar hoose ,ayaa shegaya in labada fanaan ee ku nool North America Cawaale Adan Iyo Hodan C/Raxmaan uu u bilawaday jaceyl ,kadib markii dhawaan la isku arkay labada fanaan oo isla joga studio Liiban oo ku yaala Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka balse Hodan iyo Cawaale ayaa ku kala nool Canada iyo Maraykanka. Heesta Soo [...]

Fanaanada Nimco Dareen oo wax aan looga baran Fanaaniinta kale Samaysay (Maxuu yahay Magaca ay ku soo qoratay Gacanta)

Fanaanada Nimco Dareen oo wax aan looga baran Fanaaniinta kale Samaysay (Maxuu yahay Magaca ay ku soo qoratay Gacanta)

Fananada Nimco Dareen ayaa hees cusub ay soo sartay malintii Ciida oo lagu magacaabo Nabsi ku muujisay jaceylka ay u qabto gabadha ay hooyada u tahay ee lagu magacaabo Najma. Nimco ayaa bogeeda Facebook ku soo qortay Malintii Ciidda kadib erayadaan( Have you noticed that I wrote my sweet bbe gurl Najma’s name on my [...]

Fowziya Xaaji Aadan oo jagadii ugu saraysay ka qabanaysa Dowlada Soomaaliya Abid ( Somaliland maxay gabartaan ka aaminsanyihiin)

Fowziya Xaaji  Aadan oo jagadii ugu saraysay ka qabanaysa Dowlada Soomaaliya Abid ( Somaliland maxay gabartaan ka aaminsanyihiin)

Iyadoo lagu guda jiro saacadihii u dambeeyay ee magacaabista Golaha Wasiirada cusub ayaa waxaa soo baxaya warar hididiilo u ah Haweenka Soomaaliyed, kaasoo ah in Haweeneydii u horeysay loo magacaabi doono mid ka mid ah xilalka ugu muhiimsan Golaha Wasiirada. Guuxa ka jira Xafiisyada dowladda, goobaha lagu falan qeeyo siyaasada ayaa ah in Qof dumar [...]

Cadaado oo lageeyay Baabuurta Anbalaas-yada iyo Tiicey oo maanta gaaray halkaas (daawo sawirada

Cadaado oo lageeyay Baabuurta Anbalaas-yada iyo Tiicey oo maanta gaaray halkaas (daawo sawirada

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Max’ed C/llahi Macalin Aadan (Tiiceey) ayaa maanta la wareegay labo Anbalas iyo Sedax Kunteendhar oo dawo ah Taasi oo ka timid Jaaliyada Ximan iyo Xeeb ee Dalka Mareykanka. C/qaadir Siid Axmed oo ah Wakiilka Qurbajoogta ee Dalka Mareykanka oo munaasabada Wareejinta ka hadlay ayaa sheegay in Dawan iyo Anbalasyadan ay [...]

Ra”iisulwasaare Saacdid oo mar dhow ku dhawaaqaya Wasiiradiisa ( yaa ku jira wasiirada)

Ra”iisulwasaare Saacdid oo mar dhow ku dhawaaqaya Wasiiradiisa ( yaa ku jira wasiirada)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada, iyadoo magaalada Muqdisho ay ka jirto hadal heyn badan oo ku aadan magacaabista Golaha Wasiirada. Wararka ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada cusub uu ka bedelan yahay kuwii Xukuumadihii hore, waxaana xukuumadan ay la imaan doonto waji [...]

Masjidka Aduunka ugu weyn oo la dhisayo Hada (Halkee laga dhisyaa Imasaa milyan oo qof ayuu qadayaa)

Masjidka Aduunka ugu weyn oo la dhisayo Hada (Halkee laga dhisyaa Imasaa milyan oo qof ayuu qadayaa)

Dawladda Sucuudiga ayaa ku tala jirta inay dhisto masaajid aad u weyn oo qaadaya dad gaaraya 1.6 miylan sida ay sheegtay saxaafada dalkaas, iyagoo ku beddeli doona goobo taarikhi ah oo halkaas ka dhisan. Dawladda Sucuudig si ay masaajidkan u dhisto waxay dumin doonta saddexda masaajid ee adduunka ugu qadiimisan, waxaanay mashruucan cusub ku bixin [...]

Hogaamiyaha Jabhada Raaskanbooni oo Kaarto Lagu Dili rabay ka badbaday (yaa qorshaan u maleegay)

Hogaamiyaha Jabhada Raaskanbooni oo Kaarto Lagu Dili rabay ka badbaday (yaa qorshaan u maleegay)

Sida ay sheegayan Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo qasaaro gaystay. Qaraxan ayaa lasoo sheegayaa in lala beegsaday gaadiid uu la socday gudoomiyaha maamulka KMG ah ee Magaaladda Kismaayo sida ay soo sheegayaan dad lagu kalsoon yahay oo magaaladda kusugan. [...]

Fanaan si live ah u garaacay Wariye, iyadoo Aduunka oo dhan laga Fiirsanayo (Daawo Muuqalka)

Fanaan si live ah u garaacay Wariye, iyadoo Aduunka oo dhan laga Fiirsanayo (Daawo Muuqalka)

Fanaanka lagu magacaabo Paul Hartmut Würdig (Sido) oo u dhashay dalka Germany ayaa waxa uu Dadka hortiisa si Live ah ugu garaacay Wariye lagu magacaabo Dominik Heinzl oo u shaqeeya Tv-ga ORF ee dalka Austria. Kiiskaan oo Telefishinada Caalamka si aad ah looga daawanayay waxaa la arkay mar qura Fanaanka Sido oo garabka ku dhagan [...]

Musharax doonaya inuu La wareego Maamulka Ximan iyo Xeeb oo olole xoogan ka bilaabay Gobolka ( Daawo Sawirada Booqsho uu shalay ka bilaabay Baxdo)

Musharax doonaya inuu La wareego Maamulka Ximan iyo Xeeb oo olole xoogan ka bilaabay Gobolka ( Daawo Sawirada  Booqsho uu shalay ka bilaabay Baxdo)

Degmada Baxdo oo ka mid ah Deegaanada Hoosyimaada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa shalay waxa gaaray C/qaadir Siid Axmed oo ka mid ah Qurbajoogta Dalka Mareykanka kaasi oo dhowaanahan booqasho ku joogay Deegaanada Ximan iyo Xeeb.islamarkaana ah Musharax u taagan inuu dhoqdo Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeeb C/qaadir iyo Masuuliyiin la socotay waxa Degmada Baxdo [...]

madaxweynaha Kenya oo Sharuud ku xiray Eritrea arimo ku saabsan Soomaaliya

madaxweynaha Kenya oo Sharuud  ku xiray Eritrea arimo ku saabsan Soomaaliya

Mwai Kibaki Madaxweynaha Dowladda  Kenya ayaa ku boorriyay dowladda Eritrea inay gacan ka geysato nabadeynta Soomaaliya, isagoo Madaxweynaha Kenya shuruud ku xiray dib ugu soo laabashada urur Goboleedka IGAD.  Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo magaalada Nairobi ku qaabilay Danjiraha dowladda Eritrea u fadhiya Nairobi ayaa kula taliyay dowladda Eritrea inay gacan ka geysato nabadeynta Soomaaliya ka hor inta aysan dib [...]

Page 1 of 18123Next ›Last »

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4