Hab dhaqanka Ciidamada Kenya oo walaac badan keenay ka hor doorashada soo socota

Waxa isa soo taraya walaaca laga qabo awoodda ay ciidamada ammaanka Kenya ku joojin karaan rabshada isla markaana si muuqata ay uga fal-celin karaan dhibaatooyinka iyadoo saddex bil uun ay ka hartay doorashooyinka guud, sida ay ku doodayaan ururrada bulshada rayidka ah. Howlgalladii ay dhowaan bilaysku uga jawaab-celinayeen khataraha ammaanka ayaa dhaliyay cabsi iyo walaac [...]
Daawo Sawirada Kaalimaha Shidaalka oo Casri ah oo ku soo badanaya Cadaado

Waxa Mudooyinkii ugu danbeeyey ku soo badanayey Magaalada Cadaado ee Caasimada Maamulka Ximan iyo Xeeb Kaalimaha Shidaalka iyadoona tiro koob lagu soo sameeyey ay gaareen ilaa iyo 7-Kaalin shidaal. Hadaba si aan arinkaas ugu soo bandhigno ayaa sawiradan waxa nooga soo diyaariyey Axmed Sheekh Xasan JageJage iyo Mukhtaar Hussein Malin. Hoos Ka daawo Sawirada
Lataliyaha qaaska ah ahana Saaxiibka Madaxweynaha oo Bartiisa facebook soo dhedhex dhigay arim Muhiima

Faarax Cabdulqaadir oo ah Latiliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ahana saaxiibka Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa bartiisa Facebook uu ku leeyahay waxuu caawa soo dhigay tahniyad uu ugu hanbal yeynayo Araday ka qalinjibasay jaamacada SIMAD oo uu isagu madax kayahay “Assalaamu Calaykum. Waxaan anigoo ku hadlayo magaca Golaha Sare ee Jaamacadda, kayga Iyo kan xaaskaygaba tahniyad kal Iyo [...]
Daawo Sawirada Aduunka ugu soo jiidashada badan ee la qaaday Todobaadkan ( Sawirada waxaa lagu soo daray Sawir laga qaaday Soomaaliya)

Akhristayaasheena waxaan idiin Soo bandhigaynaa Sawirada ugu soo jiidashada badan uguna layaabka aduunka ee la qaday todobaadkan,waxaan sawiradaan laga soo qaday dalal kala duwan oo aduunka dacaladiisa ah sawiradan ayaa la soo xulaa waxaan ala soo bandhigaa kuwa ugu qatarsan oo dadku ay fiirinayaan waxbadan si ay u arkaan sawairkaan micnaha uu samaynayo,waxaana todobaadkaan [...]
Daawo Sir culus oo ku saabsan dadkii ka danbeeyay sunta Soomaaliya lagu shubay (Cali mahdi uu ku jira raga la fashiliyay)

Sir culus oo ku saabsan Dadkii ka danbeeyay qashinkii sunta ahaa ee lagu shubay bada soomaaliya ayaa la fashilay kadib markii baaritaan lagu sameeyay. Hadabah halkaan ka daawo muuqaalka warbixinta laga sameeyay
Warbixin ku Saabsan Qaabka loo dhisayo maamulka Jubbaland (mucaarad uu la kulmay iyo madaxweyen Xasan Sheeikh oo)

Kaddib markii ciidamada Soomaaliya iyo xooggaga is-kaashanaya ay September al-Shabaab kala wareegeen Kismaayo, waxaa soo baxay khilaafyo adag oo ku aaddan dhismaha maamulka Jubbaland ee federaaliga. Dedaallada lagu dhisaayo Jubbaland waxay Nairobi ka billowdeen July iyadoo ay maal-galinayaan Urur Goboleedka Horumarinta (IGAD), dowladda Kenya, Midowga Afrika iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasadda Soomaaliya. Marka loo eego [...]
Gudoomiye shalay la doortay oo maanta la dilay (waa maxay sabato halkeese lagu dilay?)

Wararka ka imaanaya magaalada B/weyn ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta ay rag hubeysan bartamaha magaaladaas ku dileen Gudoomiyihii Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo shalay la doortay. Sida ay sheegayaan wararka Gudoomiyaha oo lagu magacaabayay Sheekh Maxamed Xaaji Xuseen Mara-cade ay labo dhalinyaro bastoolado ku hubeysan ay dileen, isagoo marayay bartamaha suuqa magaaladaas. Ma jirto cid [...]
Soomaaliya oo loo diiday inay ka mid noqoto Ururka Bariga Africa (yaa u diiday ?)

Madaxda dawladaha bariga afrika ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya aysan suurta gal ahayn xiligaani in ay ka soo mid noqoto dawladaa dhanka dhaqaalaha ku hormaray ee bariga afrika. Masuulkani ayaa sheegay in Somalia ay tahay dal uu la dagay dagaalo sokeeye xiligaan aysan suurta gal u ahayn in ay kamid noqoto Dawlada ku hormaray [...]
Daawo sida Madaxweyne Xasan sheikh loogu soo dhaweeyay Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, halkaasoo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliyay Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya C/kariin Xaaji Maxamuud Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ahna La taliyaha Madaxweynaha, Agaasimaha Madaxtooyada iyo xubno kale. [...]
Milkiilaha Facebook oo Taageeray yahuuda xasuuqaday Falastiiniyiinta Gaza ( arintaan oo layaab ku noqotay muslimiinta isticmaasha Facebook)

Ninka iska leh Aalada sida aadka ah loo istcimaalo e Facebook ayaa tageero weyn lagarab istaagay xukumada Yahuuda ee xasuuqa ku haysa shacabka Muslimiinta ee Falastiin. Sida ay sheegtay Warbaahinta Yahuuda tageerada uu siiyay aas aasaha Facebook ninka lagu magacabao Mark Zarkerberg ayaa ahaa inuu si weyn utageeray howlgakii Yahuuda ee Gaza. Waxaa uu Bogiisa [...]
Recent Comments