Home » 2012 » December

Guardiola oo u sheegay Man City inuu ka door bidaayo Man Utd

Guardiola oo u sheegay Man City inuu ka door bidaayo Man Utd

Isniin, 31-12-2012. Pep Guardiola ayaa u sheegay kooxda Etihad ka dhisan ee Manchester City in uu shaqadooda ka door bidaayo shaqada macallinimo ee kooxda Manchester United marka loo fiiriyo dhan kasta. Sir Alex Ferguson ayaa lagu wada in uu ka fariisto ciyaaraha kubbada cagta iyadoona Guardiola uu ka mid yahay badallada ugu dhaw ee macallinkan [...]

Real Madrid oo haddii ay dooneyso Gareth Bale laga rabo inay bixiso £60 Million

Real Madrid oo haddii ay dooneyso Gareth Bale laga rabo inay bixiso £60 Million

Isniin, 31-12-2012. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa u sheegtay kooxda Real Madrid in laacibkooda Gareth Bale lagu iibin doono adduun dhan £60 million. Real Madrid ayaa dooneysa in ay Bale keento Bernabeu si ninka Weles uu badal ugu noqdo Cristiano Ronaldo oo laga yaabo inuu kooxda ka tago. Qiimaha cusub ee ay ku dhawaaqday kooxda reer [...]

Khabiir Soomaali ah oo loo magacaabay in uu kormeero garoomada K/cagta Eritrea

Khabiir Soomaali ah oo loo magacaabay in uu kormeero garoomada K/cagta Eritrea

Isniin, 31-12-2012. Isagoo ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA waxaa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi bari ee qaarada Africa Eritrea si uu usoo indha indheeyo garoomada [...]

MSF oo joojisay howlihii ay ka waday isbitaalka beledweyne & mid ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka oo sheegay sababta!

MSF oo joojisay howlihii ay ka waday isbitaalka beledweyne & mid ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka oo sheegay sababta!

Isniin, 31-12-2012. Hey’adda dhaqaatiirta aan xudduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in si rasmi ah maanta u joojisay howlihii ay ka waday Isbitaalka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo muddo lix sano ay gacanta ku heysay. MSF ayaa horay u hakisay howlihii ay ka waday gobolka Galgaduud, iyadoo tani ay qeyb ka tahay [...]

Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsanaa hay’ad Samafal oo lagu dhaawacay Magaalada Guriceel

Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsanaa hay’ad Samafal oo lagu dhaawacay Magaalada Guriceel

 Isniin, 31-12-2012. Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi lagu dhaawacay Sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa hay’ad samafal oo ka howlgali jiray gobolkaasi. Sarkaalka la dhaawacay ayaa waxaa lagu magacaabaa Saleebaan Maxamed Saalax waxaana hay’adda uu ka howl gali jiray hay’ad lagu magacaabo Copy. Masuulkan [...]

Dowladda Yemen oo sheegtay inay qabatay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo hub watay!

Dowladda Yemen oo sheegtay inay qabatay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo hub watay!

Isniin, 31-12-2012. Warbixin lagu daabacay jariirada carabta ee fadhigeedu uu yahay magaalada London Al-Sharq Al-Awsat .dowlada Yemen ayaa si aad ah waxa ay kaga walaacsan tahay doonyo sida hub sharcidaro ah oo gala dalkeeda,waxa ayna sidoo kale sheegtay in iyadoo taasi jirto ay gacanta ku dhigtay labo muwaadiniin Soomaaliyeed oo hub si sharci daro ah [...]

Haweenka oo la ogaaday in aysan Dajin Karin Miisaaniyadda Qoyska Waa Maxay Sababta?

Haweenka oo la ogaaday in aysan Dajin Karin Miisaaniyadda Qoyska Waa Maxay Sababta?

Isniin, 31-12-2012. Cilmi-baaris cusub oo la soo saaray dhowaan, ayaa lagu caddeeyey inay haweenka aad ugu adag tahay dejinta miisaaniyadda qoyska, sababtoo ah marka dakhliga guriga iyo waxyaabaha la isticmaalay ay qoraal ahaan amma maskax ahaan u dejinayaan waxay muujiyaan kalsooni-darro. Waxa kaloo daraasaddani iftiimisay in raggu kaga fiican yihiin dumarka isku dubba-ridka maasiyaada guriga. [...]

Hillary Clinton Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo la dhigay Isbitaal ku yaala New York!

Hillary Clinton Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo la dhigay Isbitaal ku yaala New York!

Isniin, 31-12-2012.   Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa Isbitaalka la dhigay kaddib markii dhiigeedu isxiray ama xinjirta dhiigeeda ay adkaatay. Hillary Clinton ayaa bishii lasoo dhaafay dhaawac fudud kasoo gaaray madaxa kaddib markii ay suuxday, waxaana la sheegay in xiligaasi uu ku dhacay hargabka caloosha oo keenay in jirkeeda biyaha ku [...]

Dowladda Sacuudiga oo lacag ugu yaboohday Shacabka Soomaaliyeed

Dowladda Sacuudiga oo lacag ugu yaboohday Shacabka Soomaaliyeed

Isniin, 31-12-2012. Dowladda Sucuudiga iyo Ururweynaha Islaamka ayaa sheegay inay wada gaareen heshiis ax loogu qabanayo Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed, kaasoo ay xilligaan bilaabi doonaan howshaas si wada jir ah. La taliyaha wasiirka arrimaha gudaha ee Dowladda Sacuudiga Sheekh Siciid Carab Al-Xaarisi ayaa sheegay in dhammaan Xafiisyada Dowladda Sacuudiga u qaabilsan gargaarka lagu wargaliyey inay [...]

Ciidamada Ururka Ahlu Sunna oo heegan buuxa la galinayo!

Ciidamada Ururka Ahlu Sunna oo heegan buuxa la galinayo!

Isniin, 31-12-2012. Shir hoggaanka ururka Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca muddo afar maalmood ah uga socday magaalada Dhuusomarreeb ee gobolka Galgaduud ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo la sheegay in Ciidamada Ahlu-Sunna heegan buuxa la galinayo. Arrimaha ammaanka iyo horrumarinta ayaa looga hadlay shirkaasi waxaana ka soo baxay qodobo ay ka mid yihiin in heegan la galiyo dhammaan Ciidamada [...]

Page 1 of 34123Next ›Last »

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4