Shamso Food iyo nimco Dareen oo jir isugu faanay Heeso muuqal ah ay soo bandhigeen ( halkan ka daawo labada haween oo kubabka isugu faanaya )
faaniinta haweenka ah ee Soomaalida ayaa hada u muuqda kuwa ku tartamaya Heeso muuqaal ah kuwaasoo ay ku muujinayaan qeybo ka mida jirkooda iyagoo u muuqada kuwa ku tartamaya heesha iyo waliba muuqaalada jirkoodaay soo duubaan
Labada fanaan ee maalmahan shaashadaha saaran ayaa kala ah Nimco dareen iyo Shamso Food
kuwaso soo bandhigay heeso cusub oo sanadakan ah,iyagoo muujinaya jirkooda qeyba ka mida
Nimaco dareen waxay soo qaaday hees uu muuqaalkeed ku jiro iyadoo laguha biyo kula jirto kubabkana banaynaysa halka Shamso foodna ay iyaduna soo bandhigtay hees muuqaal ah oo iyaduna laguha ay biyo kula dhexjirto,waxaan meesha ka muuqanaya inay hada bilaabatay tartan dhinaca jirka ah oo u dhaxeeya haweenka Soomaalida ah ee heesa
Shamso Food aya aka soo muuqatay muuqalka iyadoo xiran surweel yar oo ku dhegan kubabkuna ay banaanyihin waliba waxay sacabada ku qadaysay biyo ay laguheedu ku dhexjiraan waana mida soo jiidatay taageerayal badan oo ay leedahay Shamso Food
Tan mahan wax ku cusub caalamka oo fanaaninta caalamiga ah ayaa sameeya inay gabdhuhu ay isugu faanaan qaab dhismeedka jirka iyo ciyaarta laakin Soomalida waxaa lagu yaqaan inay xishoodan oo ay dhowraan dhaqanka iyo diinta
Shamso Food in kastoo ay da ahaan ka weyntahay Nimco Dareen hadana waxay muujisay inay jir ahan la tartami karto waxaana heeshaan dawaaday kumanna Soomali ah
Hadaba Halkaan ka dawada Kubab isugu faanka Shamso iyo Nimco Dareen
Shamso Foot halkan ka dawo
http://www.youtube.com/watch?v=mtTbrD-t–w
Nimco Dareena halkana ka daawo
http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4
Fadalan rayigag ku qor halkan sida ad u argato codkaaga sii qofaad rabto
W/D: Riyaan Maxmaed Ahemed
London Uk
Riyaancadey@hotmail.com
facebook/riyaancadey..
Recent Comments