Somali Editors Forum oo Canbaareysay Qarixii Lagu Dilay wariyaal Badan

Somali Editors Forum  oo ah hayád ku shaqale warbaahinta Sooomaalida ayaa canbaaraysay Dakii ka danbeeyay qarixii galabtay lagu dilay wariyayaal farabadan kuwasoo aan danbi cidna ka galabsan

Xogahaya Guud ee Somali Editors Forum  Bile Gurxan  ayaa canbeereeyay falkaas waxuuna sheegay in hada kadib wariyaasha  loo samaynayo qaab ay isku difacaan maadama ay bartilmaamed noqdeen

Waa in loo helaa wariyaasha qaab amaankooda loo sugo waayo iyagab hada noqtday dadka ugu horeeya  ee la dilayo marka waa in wariyayaasha xil la isak saaraa amankooda hadi kale howl lagama qaban karo gudaha waanka Ayuu yiri Bile Gurhan

ugu danbeyn waxuu ka codsaday hayáaha caalamka in wariyaasha Soomaaliyeed gacan la siiyo si ay uga dhexbaxaan dhibka heysta loona hagaajiyo amanak iyo dareelka kuwa dhibaateysan.

Ahmed Qalbi

Nederland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4