Xawaalada Munaexpress waa xawaalada Masaakiinta

Xawaalada Munaexparess  waa Xawaalad adeeg fiican waana xawaalad degdeg badan meeshii aad tagtabo Xawaalada Muna waa kaaga horaysaa

 Munaexpress magaceedu waa Muunad meel walbana waa ka muuqataa dadkuna waa ka  maqsuudeen masaakiintuna waa u marxabeeyeen ee Munaexpress Horay ugaar

 Muna waa xawaalad minit ku shaqeysa  mana daahisa lacagaha mar soo laabana lagama yaqaan ee melicso muunada MunaExpress

 Muqdisho,Madiina,Marka, Mandheera, Mooyaale, Mahadaay,Mareergur,Matabaan ,Mumbay,Moscow,Munich,Minisota,Maka and Madiina Maalmo,Melbon,Manchester,Mastaraqti,Mumbasa,Madrid,Manama,Maniila,Maputo,Mazatlan Mexico,Milan,,Minsk,Monrovia,Montreal,Muscat intaas oo wada Magaalo ah miyo iyo magalaba  Munaexpress ayaa kuugu miciinaysa  ee Muna midigtaada ugu dhib lacagata  si midiga ay ugu sii dhiibto Macaamiisheeda.

Munaexpres Munaexpress Horay u gaar 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4