Xulashada Heesaha Qaran24.com

<

a href=”http://qaran24.com/wp-content/uploads/2012/10/yusuf.jpg”>Si aad heeska u dhageysato, fadlan lifaaqa hoose ee midabka buluuga ah riix.

Yusuf Islam (Cat Stevens) – In the End – Lyrics

Akhristeyaasheena sharafta leh, waxaan maanta barnamijkeena xulashada heesaha Qaran24.com ugu soo bandhigeynaa, hees English ah oo uu qaado nin Muslimay oo la yiraahdo, Yusuf Islam. Heestan waxay la magac baxday ” You cant bargain with the truth” oo macnaheedu yahay “Runtu gor gortan ma leh”.

Waa hees macne wayne xambaarsan, macnahaas oo ah in qof kasta waxa uu gaysto laga abaal marin doono ugu dambeynta.

Waxaan filaynaa in aad dhageysigeeda wax badan ka kororsan doontaan.

Aan isku kiin deyno akhrtisteyaasheenow idinka iyo heestii Runtu gor gortan ma leh oo uu qaadayo Fanaanka wayn ee Yusuf Islam.

Xulashada heesaha Qaran24.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Recent Comments

    http://www.youtube.com/watch?v=iFOQN7IoIA4