Qaraha oo la ogaaday inuu waxyaabo badan oo dhinaca caafimaadka ah u fiicanyahay (aqriso)
Qaraha oo ka mida waxyaabaha faruutka ah ee la cuno ayaa la ogaaday inu Cunitaankiisa uu waxyaabo badan oo cuduro ku dhaca Dadka uu ka caawiyo ka hortagiisa.
Cilmibaarayaal ka socda Jaamacada lagu magacaabo Purdue University oo ku taala wadnka Maraykanka ayaa sheegay in cunista qaraha oo la joogteeyo ay yareyso baruurta isla markaana uu qaruhu ka qeybqaato habsami u sacodka dhiiga uuna furo xidida dhiiga qaada.
Warbixinta ayaa lagu sheegay inu quruhu ee wadnaha u roonyahay isla markaan uu sidoo kale u roonyahay in qofku uusan ku dhicin cholestero iyadoo la ogsoonyahay in cholestero-ku uu ku yimaado dhiiga uu subagooba,waxuuna qaruhu yareeyaa ama dhimaa baruurta subaga,isagoo xadiida miisaanka qofka
Daraasadaan oo mar dhow soo baxday ayaa sheegay in 270,000 ku oo qofood ay Dalka Ingiriiska sanadkii ugu nintaan wadnaha oo har mar lagu soo boodo kasoo afka qalaad loo yaqaan (heart attack) sadexdii qofna mid ka mida inta aan la geyn ISbitaalka uu ninto’
Hadaba Qaraha ayaa ah waxa ugu badan ee Soomaaliya ka baxa,iyadoo xitaa la ogsoonyahay in uu qarahu ka baxo dhulka aan laheyn wabiga uu u bahanyahay kaliya roobka,waxaana Soomaalida ay u isticmalaan badnaa inay ku oonbaxaan laakin waa caafimaad sida la ogaaday.
Xogasho Daily Mail
W/D: Bile Gurhan
Editor Qaran24.com
Recent Comments