Cudurka Ebola oo ku soo fidaya bartamaha Africa
Cudurka Ebola loo yaqaan ayaa ku sii fidiya bartamaha Qaarada Africa kadib markii uu cudurkaas uu wadanka Democratic Republic of Congo uu ku dilay 10 qofood.
Sida ay isniinti la soo dhaafay ay sheegtay Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaaan WHO, Virus-ka ayaa ka dilacay Gobolka Orientale ee galbeedka Congo.
wasiirka Caafimaadka Congo ayaa sheegay in meel lagu heyn doon dadka uu halelay Cudurka Ebola,wxuuna intas ku daray inay la kaashanayan Hayada WHO,UNICEF iyo Doctors Without Borders si uusan cudurka u faafin
Afhayeen u hadlay WHO oo lagu magacaabo Gregory Hart ayaa sheegay in cudurkaan uu kas oo gudbay Wadanka Uganda ,isalamrakaa Gobolka lagu arkay cudurkaan uu daris layahay wadanka Uganda
Xigasho CNN
W/D: Bile Gurxan
Rotterdam/Nederland

Recent Comments