WARARKA

Madaxweyne Waare Oo ka Dalay Qarax Ugu Dambeyn Sababay Geerida Xildhibaan Ka Tirsan Hir-shabelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleeeka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Wasiir Ka Tirsan Wasiirada Somalia oo Ka Hadlay Arinta La Xiriirta Dacwada Bada Ee Somalia Iyo Kenya

Warar xog-ogaal ah oo aan ka helnay magaalada Nairobi maanta oo ay taariikhdu tahay 07/02/2018, waxay sheegayaan in uu kulan qarsoodi ah dhexmaray Wasiirka Cadaaladda

Continue Reading »

WARARKA Archives

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Oo Maqaamka Muqdisho Sheegay Inta Nuuc Uu Noqon Karo
- Mar 7, 2018
Isaga oo marti ku ahaa barnaamijka Dood-furan oo toos uga baxayay Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Golaha shacabka si wax looga weydiiyo howlaha horyaala kalfadhiga ...
Dhageyso: Gabar Wariya Ah Oo Cod Satay Gargaar bini aadanimo
- Mar 7, 2018
Qaraxii 28-October ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Naasa-hablood2 ayaa waxaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ka akdhawaa goobta qaraxu ka dhacay. Wariye Deeqo Cubeyd Maxamuud ...
Tiro Dad Ah Goor Dhow Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Magaallada Jowhar
- Mar 6, 2018
Deegaanno ka tirsan Gobolka SHabeelada Dhexe ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka oo saameyn ku yeeshey bulshada kunool Gobolkaasi,iyadoo ilaa 5 qof ay ugu geeriyoodeen Cudurkaasi Gudaha Isbitalka Guud ...
Dad Goor Dhow Koonfur Afrika ugu geeriyooday hilib Sumaysan Oo Ay Cuneen
- Mar 6, 2018
Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku dhintay dad badan oo ku sumoobay Hilib ay isticmaaleen,iyadoo Dowladaha kala ah Namibia, Zambia Iyo Bostwana oo deris lah Koonfur Afrika ay hakiyeen hilibkii ...
Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo kormeer Ku Tagay xeryo ciidan oo ku yaala duleedka Muqdisho
- Mar 5, 2018
Muqdisho, 05 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarunta tababarka ciidanka ee Jeneraal Dhagabadan oo ku yaala ...
Taliska ciidanka Asluubta oo Magaalada Nairobi kaga qeyb galay shir muhiim ah
- Mar 5, 2018
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay safar shaqo oo ay ku tageen dalka Qatar, ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee ...
Taliska Ciidanka Xogga Dalka Somalia oo Dowladda Turky-ga Ka Guddoomay Labis Ciidan Oo Dhameystiran
- Mar 5, 2018
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka somalia ayaa guddoomay Dareeskan Ciidan oo Dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, waxaana ay ka guddoomeen ...
Halis Xooggan Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Xili D F S Ay Idhaha Uun Ka Daawaneyso
- Feb 19, 2018
Arin aad u halis badan ayaa xilligaan laga baqanayaa iney ka dhacdo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, somalia iyadoo DFS ay indhah ka daawaneyso. Halistaan ayaa ah sicir barar xooggan oo ...

Next Page »