Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose, Harboole iyo Weelmaro oo u dhow degmooyinka Afmadow iyo Xagar ee gobolka Jubada hoose. Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa laguĀ  baacsanayaa kooxda naf la caariga ah ee Argagixisada oo gabaad ka dhiganaysa degmooyin … Continue reading Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose