Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

 Wararkii ugu danbeeyay Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo soo afjarmay. Maxaabiis dil-sugayaal ahaa ayaa saaka waxa ay bambooyin iyo Qoryaha AK-47 ugu dhex dagaalameen xabsiga dhexe ee Xamar kuwaas oo tiradoodu lagu sheegay 4 Nin sida ay wararku sheegayaan 2 Maxaabiis ayaa weerarkaasi ku geeriyootay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen sida … Continue reading Weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.