• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Warka

Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir23 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Warar la helayo ayaa shaagaya Diyaarado kale oo ciidamo wada in maanta ilaa beri ay degi donaan.

Ciidamada Dowlada Somaliya ee Maanta gaarey Magaalada Ceelwaaq ayaa amaanka kala wareegi doono Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah howlgalka ATMIS oo qaarkood horey uga baxay Magaalada inta kale si dhamaystiran ay dalkooda uga laaban donaan.

Ciidamada ATMIS ayaa bilooyinkii udanbeeyay ka baxay Qeybo badan oo kamid ah Gobolada dalka iyo dowlad goboleedyada iyadoona lafilayo dhamaadka sanadkaan gabi ahaanba ay faarujiyaan somaaliya.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© { Designed by Osman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.