Browsing: Warka
Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay
Soomaaliya maanta waa dal ay nolosha maalinlaha ahi si weyn ugu tiirsan tahay teknoolojiyadda. Lacagaha mobilka, bangiyada, isgaarsiinta, internetka, gaadiidka…
Soo-jeedin Qaran oo Lagu Xoojinayo Amniga Habeenkii ee Muqdisho “Askari dhulka jooga wuxuu ilaalin karaa meesha uu taagan yahay. Technology-gu…
Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!
Masraxa guud ee baraha bulshada Soomaalida wuxuu isku baddalay masrax weyn oo dadka qaarkood ay maalin gudaheed ku noqon…
Madaxweyne Xasan Sheekh ma diidin wada-hadalka; wuxuu diiday in siyaasadda gudaha Soomaaliya lagu go’aamiyo shir amni oo dibadda ka dhacaya.…
Laptop Raqiis ah oo Noqon Kara Khatar Amn- Sida Laptop La Waxyeelleeyey uu Soomaaliya Halis u Gelin Karo
Waxaa qoray Osman Omar Baahida sii kordhaysa ee loo qabo tiknoolajiyadda iyo qiimaha sare ee kombiyuutarrada cusub ayaa sababtay in…
Baraha bulshada waxay noqdeen fagaaraha ugu weyn ee ay Soomaalidu ku wadaagto wararka, doodaha siyaasadeed iyo dhacdooyinka amniga. Wararka degdegga…
Following reports that the United States intends to end its support for UN assistance to the African Union mission in…
Falanqayn uu qoray Somali Insider Warqad furan oo uu Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed 27-kii Luulyo 2026 u diray dalalka ciidamada iyo…
Hargeysa Somaliland ayaa wajahaysa xaalado isa soo taraya oo isugu jira khilaaf siyaasadeed, dhaqaale-xumo, dib-u-dhac doorashooyin, abaar iyo xiisado amni…
In the name of God, the Most Gracious, the Most Merciful,” here is my two cents on how we can…
Waxaa jirta su’aal si aamusnaan ah uga dhex wareegaysa siyaasadda Soomaaliya—su’aal aan si dhab ah loo wajihin, balse go’aamin karta…

