• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » News English » Dowlada Soomaaliya  waa in ay  Isticmaashaa  Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
News English

Dowlada Soomaaliya  waa in ay  Isticmaashaa  Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Osman OmarBy Osman Omar28 January 2025Updated:28 January 2025No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowlada Soomaaliya waa in ay Isticmaashaa Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Dowlada Soomaaliya waa in ay Isticmaashaa Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowlada Soomaaliya  waa in ay  Isticmaashaa  Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Si loo yareeyo dhimashada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo si loo fududeeyo ciribtirka kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, waa lama huraan in dowlada Soomaaliya ay qaadato  tallaabooyin casri ah oo ku saleysan teknoolojiyadda dagaalka casriga ah . Isticmaalka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) ee wax basaasa waa mid muhiim ah oo ay dowladu ku gaari karto guulo waaweyn xaga dalaaka ah

Faa’iidada Drone-ka Basaaska ah

Diyaaradaha wax basaasa waxay dowlada siinayaan awood ay ku hesho xog sax ah oo muhiim ah, sida:

  • Halka ay ku sugan yihiin hogaamiyaasha Al-Shabaab.
  • Halka ay ku yaallaan xarumaha sirta ah ee kooxda.
  • Meelaha ay ka qorsheynayaan weerarada.

Xogtan waxaa loo adeegsan karaa in lagu yareeyo weerarada gaadmada ah ee kooxda ku caan baxday, taasoo sidoo kale badbaadin karta nolosha ciidanka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Diyaaradaha  waxay noqon karaan Indhaha iyo Dhagaha Ciidanka xooga 

Drone-ka wax basaasa ayaa noqon kara indhaha iyo dhagaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidanka waa in la siiyo tababar gaar ah si ay u fahmaan sida loo isticmaalo xogta ay keenaan diyaaradaha waana in lagu daraa unugyo u gaara   ah oo lagu magacaabo drone tatical  unite.   Tani waxay u fududeynaysaa inay qaadaan weeraro bartilmaameedsan oo ku beegan saldhigyada  Al-Shabaab, taasoo meesha ka saaraysa weerarada aan qorshahasan  l ee kooxdo soo qaado kuwaas oo gaysta dhimasho badan.

Sababta Drone-ka Muhiim u yahay

Sababta ugu weyn ee Al-Shabaab ugu guuleysato weerarada gaadmada ah waa maqnaanshaha sirdoon ku filan oo dowlada iyo ciidanka ka caawiya ogaanshaha dhaqdhaqaaqyada kooxda kahor inta aysan weerar geysan. Si looga hortago arrintan, waa lagama maarmaan in la helo xog sirdoon oo degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo, taasoo si fudud lagu heli karo marka la isticmaalo drone wax basaasa.

Maalgelinta iyo Qiimaha Badbaadada

Dowlada waa in ay mudnaanta siiso maalgelinta diyaaradaha wax basaasa, kuwaas oo qarashkoodu aad uga hooseeya kharashka ka yimaada dhimashada iyo dhaawaca ciidanka. Tani waa maalgashi muhiim ah oo dhanka nabadgelyada ah, kaasoo sidoo kale fududeyn kara qorsheyaasha lagu ciribtirayo Al-Shabaab.

Iskaashiga Caalamiga ah

Dowlada waa in ay la kaashato dowlado saaxiibo ah oo leh khibrad iyo qalab casri ah oo dhinaca teknoolojiyadda dagaalka ah. Iskaashigan wuxuu dowlada siin karaa taageero dhanka tababarka, qalabka, iyo istaraatiijiyadda dagaalka casriga ah.


Dowlada Soomaaliya waa in ay Isticmaashaa Teknoolojiyadda Casriga ah Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

puntland-and-galmudug-forces-foil-al-shabaab-militia-attack-in-gaalkacyo

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

Somaliland Shilling Under Pressure as Fewer People Use It.

27 August 2026

FBI Concludes Year-Long Criminal and Terrorism Investigation Training for Somali Security Officers

22 August 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© { Designed by Osman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.