• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Dowladda Soomaliya oo dhisaysa Garoon diyaaradeed oo Casri ah.
Warka

Dowladda Soomaliya oo dhisaysa Garoon diyaaradeed oo Casri ah.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir15 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowladda Somalia ayaa qorsheynaysa Dhisidda Garoon diyuuradeed oo caalami ah.

Wareysi uu bixiyay maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday qorshe Magaalada Muqdisho loogu dhisayo Garoon diyaaradeed oo cusub kaa soo qaabilsan duulimaadyada diyuuradaha ee imaanaya ama ka baxaya Muqdisho.

Maareeyaha ayaa ayaa xusay in  waqtiyada so socda magaalada muqdisho ay yeelan doonto garoon diyaaradeed kaa soo laga heli karo adeegyada ay u baahanyihii dhamaan nuucyada diyaaradaha u kala goosha gudaha iyo dibadda dalka.

Maareeyaha ayaa xusay in dhismaha garoonka diyaaaradaha oo laga hirgalin doono ceelmacaan kaa soo fududeyn doonto in laga baxo ciriiriga ka jira garoonka diyaaradaha aden added international airport.

Maareeyaha ayaa sidoo kale qiray in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu hirgalin doonto dhismaha garoonka diyaaradaha isagoo tilmaamay in la soo gabagabeeyay sahan socday muddo shan sano ah oo lagu ogaaday jawiga iyo badqabka garoonka ceelmacaan oo ah meel ku habboon adeegga diyuuradaha.

Madaxweynha Jamhuuriyadda Fedaralka somaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamuud  ayaa lagu wadaa in uu dhagax dhigo dhisida  madaarakan cusub.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© { Designed by Osman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.