Soo-jeedin Qaran oo Lagu Xoojinayo Amniga Habeenkii ee Muqdisho

“Askari dhulka jooga wuxuu ilaalin karaa meesha uu taagan yahay. Technology-gu wuxuu ka caawin karaa inuu arko meel ka baxsan indhihiisa.”

Muqdisho waxaa habeen kasta ilaaliya ciidamo Soomaaliyeed.

Askari ayaa checkpoint taagan. Mid kale wuxuu ilaaliyaa xarun dowladeed. Boolis ayaa waddooyinka gaaf-wareegaya. Sirdoon ayaa xog ururinaya. CCTV ayaa meelo badan duubaya.Dhammaantood waxay qabtaan shaqo muhiim ah. Laakiin marka qorraxdu dhacdo, waxaa jirta su’aal ay tahay in madaxda amniga qaranku maanta isweydiiyaan:

Share.

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Leave A Reply

Exit mobile version