Close Menu
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

What's Hot

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
Subscribe Login
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
  • Our Authors
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
qaran24.com » Opinion » Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay
Opinion

Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay

Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay?
Osman OmarBy Osman Omar6 March 2025No Comments4 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay?
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay?

Waxaan Muqdisho imid galabnimo Jimco ah, waxaana markiiba u gudbay guriga hooyaday oo ku yaalla magaalada. Habeenkii waan seexday, subaxdii saaxiibbaday oo aan yaraantayadii soo wada koray, kuwaas oo intooda badan ka shaqeeya amniga Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayaa ii yimid. Waxaa ka mid ahaa saraakiil ka tirsan booliska, milatariga, iyo nabadsugidda.

Raggaan aan la kulmay ma aha shaqsiyaad caadi ah—waa geesiyaal si toos ah Al-Shabaab ula dagaallamaya, intooda badanna waa askar iyo saraakiil Al-Shabaab hore ugu xukuntay dil toogasho. Waxaa ku jiray saraakiil la isku dayay in la dilo sanadkii 2009, balse ka badbaaday in ka badan 5 jeer si dhuumaaleysi ah iyo waliba furimaha dagaalka. Raggan cadaawadoodu waa mid fog—waxay doonayaan in Al-Shabaab laga ciribtiro dalka, si aan Soomaaliya dib ugu noqoto dowlad amni iyo xasilooni leh.

Xogaha Aan Ka Helay Muqdisho

Dhalinyaradii aan la kulmay waxay ii sheegeen in Al-Shabaab aysan keligood awood ku lahayn Soomaaliya, balse ay ku tiirsan yihiin xoog ajnabi ah, ganacsato lacagtooda la shaqaysata, iyo siyaasiyiin damac leh oo ka hortagaya in Soomaaliya hesho dowlad adag. Waxaa ka mid ah:

  • Ganacsato si dadban ula shaqeeya Al-Shabaab, kuwaas oo isticmaalaya lacagaha ay shacabka ka dhacaan.
  • Siyaasiyiin xil doon ah, kuwaas oo aan dooneyn in la sameeyo dowlad adag si ay xukunka ugu sii nagaadaan.
  • Hay’adaha caalamiga ah, gaar ahaan Qaramada Midoobay, oo mar kasta Soomaaliya ka bixinaya warbixin been abuur ah si loogu sii hayo xaalad daciifnimo.

Xaaladda Dagaalka iyo Milatariga Soomaaliya

Waxaan fursad u helay in aan booqdo furimaha dagaalka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Waxaa ii suurtogashay in aan la kulmo saraakiisha sirdoonka iyo ciidanka difaaca ee ka hawlgala baraha kontoroolka, kuwaas oo si dhow ula socda dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab.

Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay?
Maxaan Ku Soo Arkay Muqdisho 30-Kii Maalmood Ee Aan Joogay?

Xaqiiqda aan ogaadey:

  1. Al-Shabaab Wuu Wiiqmay – Saddexdii sano ee la soo dhaafay, Al-Shabaab waa burburay milatari ahaan, dhaqaale ahaan, iyo fikir ahaan.
    • Milatari ahaan: Inta badan dagaalyahannadoodii khibradda lahaa waa la dilay, ragga harayna waa tiro aad u yar oo feejigan.
    • Dhaqaale ahaan: Waxaa lagu soo rogay xayiraado dhaqaale, waxaana si dhow loola socdaa dhaq-dhaqaaqooda maaliyadeed. Maalin kasta waxaa la qabtaa lacag loogu talagalay Al-Shabaab, taasoo mararka qaar laga soo diro dibadda.
    • Fikir ahaan: maagaalooyinka waaweyn iyo tuulooyinka dadka badan ku noolyihiin  Al-Shabaab hadda waxaa loogu yeeraa Khawaarij. Taageeradoodii bulsho aad bay u yaraatay, taasoo sababtay in dadku ka fogaadaan fikirka xagjirka ah.
  2. Halista Ugu Weyn ee Al-Shabaab Maaha Soomaaliya, Ee Waa Dalalka Deriska
    • Kenya & Itoobiya: Sirdoonka ayaa ii sheegay in dagaalyahannada Al-Shabaab ee hadda la qabto ay badankood ka yimaadeen xeryaha qaxootiga ee Kenya ama gudaha Itoobiya, gaar ahaan dadka ka faa’iidaysanaya xaaladda dhaqaale ee ka jirta Itoobiya.
    • Al-Shabaab dadka ay ka qortaan waddamadaas waxay ula dhaqmaan sidii adoomo – haddii qofku isku dayo inuu baxsado, waa la dilaa.

Talooyinka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Ciidanka aan booqday waxay sheegeen in xalka ugu weyn ee la dagaallanka Al-Shabaab uu yahay adeegsiga drones si loola socdo dhaq-dhaqaaqooda. Waxay si gaar ah u tilmaameen:

  • Dowladda Soomaaliya waa in ay hesho drones wax basaasa si ay u ogaadaan dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab maalin iyo habeen.
  • Shirkadaha Dowlada Soomaaliyeed  siiso qandaaraasyada oo ka faaiida dowlada waa in ay qayb ka noqdaan dagaalka Al-Shabaab, sida shirkadda Sahal express oo  oo kale, waa in ay done soo gadaan kadibna ay iyagu maamulaan qarashka ka bixiyaan oo ay noqdaan private compnay la shaqeeya ciidanka xooga dalka Somaliiyed. maalgelinaya teknoolojiyadda dagaalka waa muhiim  qurbo joogta waxaa looga baahanyhay in ay soo diraan quburo aan laheeb dano siyaasadeed oo ka caawiya ciidnak xooga dalka Somalia dhinaca  hormarinta teknoolojiyada, iyo aqbaaraad xogta guud.  Haddii ciidanka loo helo drones si ay Al-Shabaab ula socdaan, waxay sheegeen in aysan Soomaaliya u baahnayn ciidamada Midowga Afrika (AU) iyo Qaramada Midoobay (UN) – dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa filan kara difaaca dalkooda.
Gabagabo

Waxaa muuqata in dagaalka Al-Shabaab uu yahay mid guul laga gaaray, balse waxaa wali jira caqabado dibadda iyo gudaha ka  imanaya.

  • Al-Shabaab gudaha Soomaaliya in ay dagaalamo yaal ka qortaan waa yaraatey , laakiin waxay heleen xoogag cusub oo ka imaanaya Kenya iyo Itoobiya, taasoo u sahlaysa in ay dad cusub qortaan, maxaa wacay xaalada dhaqaale oo kajira wadamad dariska ka ah.
  • Xal la’aanta siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo mas’uuliyiinta damacooda gaarka ah eegaya waxay sii dheereeyaan dagaalka.
  • Haddii Soomaaliya yeelato istiraatiijiyad ganacsi iyo teknooloji oo la xoojiyo ciidamada xooga dalka Somalia , Al-Shabaab waa laga takhalusi karaa.

Dalkaan waxa uu u baahan yahay hoggaan adag Sida HASSAN SHEIKH  oo fahamsan halka uu cadowgu ka imaanayo, loogana baahan yahay in la mideeyo ganacsatada, sirdoonka, iyo farsamada casriga ah si loo ciribtiro Al-Shabaab. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa diyaar, balse waxa ay u baahan yihiin taageero si buuxda.

W/Q: [Osman Omar]





Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 38-AAD EE MIDOWGA AFRIKA.
Next Article How Puntland’s Leadership Profits from Sudan’s Bloodshed
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

How Somalia’s Divided Security Forces Help Al-Shabaab Survive: The

9 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Is Al-Shabaab Considering a Taliban-Style Political Transition?

15 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024443 Views

Somalia Boosts Military with Modern Arms from Egypt and Turkey.

23 September 2024361 Views

Open Letter from the Southern Somali Diaspora to Abdirahman Abdishakur

3 June 2024332 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Top Trending
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210
Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024443 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Latest Reviews
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210

Subscribe to Updates

Get the latest tech news from FooBar about tech, design and biz.

Demo
Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021

Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

13 January 2021
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
Don't Miss
News English

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

By Osman Omar30 September 20260

Regional and local government elections are taking place today across Hirshabelle and Galmudug, two federal…

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

Most Popular

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024443 Views
Our Picks

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

About Us
About Us

Your source for the lifestyle news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a lifestyle site. Visit our main page for more demos.

We're accepting new partnerships right now.

Email Us: info@example.com
Contact: +1-320-0123-451

Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021
New Comments
  • Somalia’s Federal Right To Arms on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • The NCC: The Only Forum For Deni's Dialogue With The Federal Government on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • Khudbadda Madaxweynaha Ee Furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS on Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS
  • Prime Minister Abiy Ahmed's Leadership & African Challenges on Significant Milestones in Somalia under Dr. Hassan Sheikh Mohamud Government: Election as a non-permanent member of the United Nations Security Council (UNSC)
Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
© 2026 ThemeSphere. Designed by ThemeSphere.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

Sign In or Register

Welcome Back!

Login to your account below.

Lost password?