• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Somaliland » Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.
Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir22 June 2024No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi, Cabdirisaq Jaamac Nuur Naakhuude iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo masuuliyiin ka socday jaamacadaha Hargaysa ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.

Ugu horeyn, waxa kulankaa war-bixin ka jeediyey Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Qaranka Md.Daa’uud Axmed Faarax iyo ku xigeenkiisa Xasan Muxumed Qalinle waxaanay Wasiirka iyo madaxda WW&S halkaa ku siiiyeen war-bixintii ugu danbaysay ee hawlaha imtixaanka Qaran xaaladaha diyaargarawgu halka uu marayo.

Waxaanay madaxda xafiiska imtixaanaadku sheegeen, in guud ahaan hawlaha imtixaanku si habsami ah u socdaan oo aanay jirin wax mushkilad ah oo haatan taagan, isla markaan berito oo ay taariikhdu tahay 22/6/2024 loo fadhiisan doono imtixaanaadka shahaadigga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.

Ugu danbayn, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane ayaa madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo Wasaaradda waxbarshadda Somaliland uga mahadnaqay sida xilkasnimada leh ee ay hawlaha qaranka u wadaan.

Geesta kale, Wasiir ku xigeenku waxa uu ku amray dhammaan madaxda kala duwan ee waxbarashadda ee heer degmo iyo heer gobol ba, in ay heegan buuxa galaan oo ay diyaar u ahaadaan hawlaha imtixaanaadka shahaadigga ah.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

Somaliland oo Wajahaysa Xiisado Siyaasadeed, Dhaqaale iyo Amni

26 July 2026

Backlash Grows in Northern Somalia After Netanyahu Government Recognizes Extremist Factions

3 January 2026

The Shockwaves of a Hypothetical Deal-Somaliland Accepted to Receive 2,200 Palestinian Israeli Intelligence Informers

20 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.