• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » 33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.
Warka

33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir22 June 2024Updated:22 June 2024No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.

Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya.

1,154 arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira ayaa Imtixaanka gelaysa, waxaana goobaha Imtixaanka lagu qaadayo ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, kuwaas oo u xil saaran ilaalinta iyo kormeerka goobaha imtixaanka lagu gelayo.

RW Xamse  oo kahadlayay imtixaanka ayaa sheegay in 136 xarumood guud ahaan dalka ay ka socdaan imtixaanka qaranka, waxa uuna yiri ”Sanadkan waxaa guul noo ah in goobo fog fog oo aan imtixaanka la geyn jirin in aan geynay, waxaana noo farxad ah in goobo AS Laga xoreeyay maanta Imtixaanka lagu galayo”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa  ayaa sidoo kale sheegay in Goobo badan oo xagga amniga sanadihii hore aan imtixaanka laga gelin ayay hadda suurtagal noqotay in imtixaanka la geeyo.

Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa iyana sidoo kale markii ugu horeysay maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda, tan iyo markii laga xoreeyey Khawaarijta arxanka daran.

sidoo kale Ceeldheer oo ay  muddo 33 sano ugu dambeysay in ardayda wax ku barata ay helaan fursadaan oo kale,  si lamid ah magaalooyinka kale ee dalka waxay Ceeldheer gaarsiisay adeegga waxbarasho ee xaqa ay u leeyihiin dhalinyarada ka aflaxday goobaha waxbarashada ee degmada Ceeldheer.

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.