• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » wadahadalladii Soomaaliya & Itoobiya oo natiijo-la’aan ku soo dhammaaday
Warka

wadahadalladii Soomaaliya & Itoobiya oo natiijo-la’aan ku soo dhammaaday

Qaran24By Qaran242 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
wadahadalladii Soomaaliya & Itoobiya
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Wadahadalladii Soomaaliya & Itoobiya oo natiijo-la’aan ku soo dhammaaday
Dowladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay Wufuud kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia
si looga wadahadlo xiisadda taagan.
Kulamada labada dhinac ma ahayn kuwa fool ka fool ah maadaama ay Dowladda Soomaaliya meel adag ka taagantahay qaddiyadda la xiriirta ilaalinta Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaranka, inkastoo gabagabadii shirka ay goobjoog ka wada ahaayeen labada wafdi warmurtiyeed wadajir ah oo uu soo jeediyey dhexdhexaadiyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Turkiga.
Kulankaan oo ahaa kii koowaad ayaa soo gabangaboobay, waxaana lagu balamay wareeg labaad oo wadahadal ah 02 September 2024.
Wadahadalka ayaa si weyn loogu kala aragti duwanaa, gaar ahaan Dowladda Soomaaliya oo mowqifkeedii hore ee ahaa in Dowladda Ethiopia ay ka noqoto MOU-gii sharcidarrada ahaa ku adkaysatay iyo in aan wax gorgortan laga galeyn ilaalinta Madaxbannaanida dhuleed ee Dalkeenna oo u ah dowladda Soomaaliya lama taabtaan.
Dowladdu waxa ay u mahadcelinaysaa Dowladda Walaalaha ah ee Turkiga kaalintooda wanaagsan ee ay ka qaateen xasiloonida geeska Afrika.
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Hakaan Fiidaan ayaa sheegay
in horumar wacan laga sameeyey wada hadalladii dhex maray dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya
kuwaas oo Ankara lagu dhex dhexaadiyey.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.