Close Menu
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

What's Hot

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
Subscribe Login
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
  • Our Authors
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
qaran24.com » Awdal State » Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan
Awdal State

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan
Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)By Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)15 May 2025No Comments5 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu qaaday tallaabo taariikhi ah oo mudan in lagu ammaano, kaddib markii uu si cad u taageeray aasaaska xisbi cusub oo siyaasadeed. Arrintan ayaa si khaldan loo turjumay, iyadoo mucaarad siyaasadeed oo isbahaystay ay si deg-deg ah u soo saareen war-murtiyeed ku eedeynaya madaxweynaha, iyaga oo sheegay in uu jebiyay nidaamkii federaalka, kana leexday waajibaadkiisii qaran.Laakiin si dhab ah oo sharci ah loo eego, madaxweynuhu wuxuu qaaday tallaabo geesinimo leh oo kor u qaadaysa dimuqraadiyadda Soomaaliya, islamarkaana aan waxba u dhimeynin dastuurka ama nidaamka federaalka ee dalka. Waxaa muhiim ah in bulshada Soomaaliyeed ay si miyir leh u fahanto waxa dhacay, islamarkaana aysan u oggolaanin in dacaayado siyaasadeed lagu marin habaabiyo runta.

  1. Madaxweynaha Wuxuu Haystaa Xuquuq Dastuuri ah

Dastuurka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaan Qodobka 22aad 1(a) and 1 (b) (Xaqa Ka-qaybgalka Siyaasadda) iyo Qodobka 22 (2) wuxuu si cad u dammaanad qaadayaa in muwaadin kasta, oo buuxiya shuruudaha sharciga  in uu xaq u leeyahay inuu wax doorto, lana doorto.Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ah muwaadin Soomaaliyeed, wali ku jira muddadii xilkiisa, wuxuu xaq buuxa u leeyahay inuu aaminsanaado aragti siyaasadeed, ka mid noqdo xisbi, ama taageero dhismaha xisbi siyaasadeed oo sharciyeysan. Tani ma ahan jabin dastuur – waa adeegsiga xuquuq dastuuri ah.

  1. Xisbiga Cusub Maaha Khiyaano Siyaasadeed – Waa Dimoqraadiyad Dhab ah

Waxaa la yaab leh in siyaasiyiin hore xilal sare u soo qabtay, ay maanta cambaareeyaan madaxweyne oo doorbiday in uu siyaasadda kula tartamo, halkii uu awoodda ku difaaci lahaa. Tani waxay muujinaysaa isbedel wanaagsan oo laga rabo in lagu dhiirrigeliyo siyaasadda Soomaaliya in hoggaamiyaha sare uu doorbido tartan siyaasadeed halkii uu adeegsan lahaa awood iyo kartoon la buuxiyo.

Xisbiga cusub ee uu hogaamiyo madaxweynuhu waa tallaabo ku saleysan sharci, xorriyad iyo hufnaan siyaasadeed. Waa tusaale wanaagsan oo laga dhaxli karo in madaxweynuhu aanu dooneynin inuu ku dhago kursiga, balse uu diyaar u yahay in uu tartamo, shacabka hortiisa tago, kuna tiirsanaado codka dadweynaha

  1. War-murtiyeedka Mucaaradka: Cabsi Siyaasadeed oo Loo Labisay Dastuurnimo

War-murtiyeedkii 16-ka siyaasi waxa uu xambaarsanaa eedeymo culus, balse aan lahayn wax sal sharci ah. Waxaa laga dareemayaa cabsi ku wajahan tartan furan. Dooddoodu kuma saleysna caddeymo sharciyeed, balse waa falcelin ay ka muuqatay inaysan diyaar u ahayn nidaam dimoqraadi ah oo qof walba ka qeybqaadan karo.Waxaa ka muuqata inay doonayaan in madaxweynuhu noqdo “muuqaal aan siyaasad gelin,” halkii ay la tartami lahaayeen. Laakiin sida dastuurku qabo, madaxweynuhu waa muwaadin leh xuquuq siyaasadeed sida qof kasta oo kale – waana in la ixtiraamo.

  1. Madaxweyne Xasan Sheekh: Hoggaan Tusaale u Noqon Kara Jiilka Dambe

Tallaabada uu qaaday madaxweynuhu waxay muujineysaa kalsoonida uu ku qabo nidaamka dimoqraadiyadda iyo awoodda shacabka Soomaaliyeed. Isaga oo weli xilka haya ayuu leeyahay: “Aan tartanno, shacabka ha doorto cidda ay rabaan.” Tani waa dimoqraadiyad dhab ah – ma aha kaligii-talisnimo, mana aha jabin nidaam federal ah. Waxaa intaa dheer in madaxweynuhu aanu adeegsan awoodda dawladeed si uu xisbiga cusub ugu faa’ideeyo. Waxaa jira hannaan furan, laguna wado doorasho qof iyo cod ah, oo dhammaan xisbiyada ku tartami karaan si siman.

  1. Waqtigu Wuu Isbeddelay: Dimoqraadiyaddu Waa La Qaadanayaa, Maaha In Laga Cabsado

In uu madaxweynuhu yeesho xisbi siyaasadeed oo u taagan aragti siyaasadeed cad, waa tallaabo horumar ah oo lagu dhiirrigelinayo tartan furan. Waqtigu wuu isbeddelay – shacabka ayaa leh codka iyo go’aanka. Siyaasiyiinta kale waa in ay la tartamaan, ma ahan in ay dhaliilaan xaq dastuuri ah.

Dimuqraadiyaddu ma aha in laga baqo. Waa in la oggolaadaa tartan xalaal ah, fikir kala duwan, iyo doorasho cadaalad ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu qaaday tallaabo lagu tilmaami karo mid geesinimo iyo dimoqraadiyad dhab ah leh.

Gunaanad

Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu xaq buuxa u leeyahay inuu ka qeybqaato siyaasadda dalka iyadoo uu weli xil hayo. Wuxuu u hoggaansamay dastuurka, wuxuuna furay albaab cusub oo dimuqraadiyadeed. Tallaabada uu qaaday waa mid lagu dhiirrigelinayo nidaamka xisbiyada badan, laguna horumarinayo doorashada qof iyo cod ah ee uu dalku ku socdo.

Tartanka ha furnaado. Dimoqraadiyaddu ha shaqeyso. Dacaayad iyo cabsi waxba ma tarayaan waqtigii shacabka la siin lahaa codkooda ayaa la joogaa. Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu tusaale u yahay hoggaan doonaya in laga guuro siyaasadda ku dhisan awood, loona guuro siyaasadda ku dhisan tartan iyo afkaar siyaasadeed.Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu xaq buuxa u leeyahay inuu ka qeybqaato siyaasadda dalka iyadoo u u weli xil hayo. Wuxuu u hoggaansamay dastuurka, wuxuuna furay albaab cusub oo dimuqraadiyadeed. Tallaabada uu qaaday waa mid lagu dhiirrigelinayo nidaamka xisbiyada badan, laguna horumarinayo doorashada qof iyo cod ah ee uu dalku ku socdo. Tartanka ha furnaado. Dimoqraadiyaddu ha shaqeyso. Dacaayad iyo cabsi waxba ma tarayaan waqtigii shacabka la siin lahaa codkooda ayaa la joogaa. Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu tusaale u yahay hoggaan doonaya in laga guuro siyaasadda ku dhisan awood, loona guuro siyaasadda ku dhisan tartan iyo afkaar siyaasadeed.

.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleSomalia Faces a New Front war
Next Article Xisbiga JSP: Aragti Cusub oo Lagu Dhisayo Siyaasad Wanaagsan
Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow)
  • X (Twitter)

Abdullahi M Hassan ( Abdullahi Yabarow), Legal Researcher, Co-founder and Director of the Federal Dialogue, the National Unity Programme, and the Legal Office at Mowlac Forum, a Somali-based research organisation. He holds a Master of Laws (LLM) and is a legal researcher, political scholar, and international legal advisor. His expertise includes public international law, human rights law, and federal dialogue processes, focusing on legal reform, governance, and state-building in post-conflict and transitional contexts. Abdullahi remains dedicated to advancing inclusive governance, legal development, and the rule of law through research, advocacy, and strategic legal counsel at national and international levels.

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Why Is Piracy Re-Emerging off Puntland’s Coast?

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views

Somalia Boosts Military with Modern Arms from Egypt and Turkey.

23 September 2024361 Views

Open Letter from the Southern Somali Diaspora to Abdirahman Abdishakur

3 June 2024332 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Top Trending
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210
Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Latest Reviews
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210

Subscribe to Updates

Get the latest tech news from FooBar about tech, design and biz.

Demo
Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021

Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

13 January 2021
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
Don't Miss
News English

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

By Osman Omar30 September 20260

Regional and local government elections are taking place today across Hirshabelle and Galmudug, two federal…

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

Most Popular

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views
Our Picks

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

About Us
About Us

Your source for the lifestyle news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a lifestyle site. Visit our main page for more demos.

We're accepting new partnerships right now.

Email Us: info@example.com
Contact: +1-320-0123-451

Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021
New Comments
  • Somalia’s Federal Right To Arms on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • The NCC: The Only Forum For Deni's Dialogue With The Federal Government on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • Khudbadda Madaxweynaha Ee Furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS on Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS
  • Prime Minister Abiy Ahmed's Leadership & African Challenges on Significant Milestones in Somalia under Dr. Hassan Sheikh Mohamud Government: Election as a non-permanent member of the United Nations Security Council (UNSC)
Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
© 2026 ThemeSphere. Designed by ThemeSphere.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

Sign In or Register

Welcome Back!

Login to your account below.

Lost password?