Site icon Qaran24 | Somali News – latest Update in Somalia & Quick News

Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa soo xiray labo eedeysane,

Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa soo xiray labo eedeysane,

Maxamed Maxamuud Siid Axmed 42 jir ah, Qadiijo Maxamed Cabduqaadir 23 jir ah,kuna eedeysan in ay ku kaceen falal Anshax-daro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee Soomaaliyeed.

Farinta police ka.

Muwaadin kasta oo Soomaaliyeed waxaa waajib diini ah iyo mid damiiri ahba ka saaranyahay ilaalinta ammaanka iyo dhaqanka suuban, sidaa darteed ruux walba oo arka hala soo xariiro xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji banadir@police.gov.so

Exit mobile version