• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia News, Politics, Security, and Horn of Africa
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia News, Politics, Security, and Horn of Africa
qaran24.com » Warka » Muqdisho Waxaa ka furmay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda.
Warka

Muqdisho Waxaa ka furmay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir8 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Muqdisho Waxaa ka furmay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Muqdisho Waxaa ka furmay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.
Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Kusimaha Taliyaha Hey’adda NISA Mudane Muxiyadiin Warbac Shadoor, Taliyaha Booliska Gobolka Banadir ayaa warbixin la xariirta dhinaca Amniga loogu dhageystay Saraakiisha Hey’addaha kala gedisan ee Amniga, kuwaasi oo soo bandhigay isbadalada Amni ee ka jira Magaalada Muqdisho. .
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa ku amaanay Saraakiisha laamaha Amniga sida ay habeen iyo maalin ugu taagan yihiin ilaalinta nafta iyo maalka muwaadinka Soomaaliyeed, isagoona kula dar-daarmay in la xoojiyo amniga ay ku nool yihiin shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir.
Muqdisho Waxaa ka furmay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.