• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Somaliland » Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. 
Somaliland

Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. 

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir22 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. 
Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. 
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare.

Tirada guud ee ardayda u fadhiisaneysa imtaxaanka shahaadiga ah ayaa dhan 38,489 ardey

Dugsiyada sare waxaa sanadkan 2024-ka imtixaanka gelaya 15,542 arday, halka dugsiyada dhexe ay galayaan 22,947 arday.

Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka si ramsi ah u daah furay imtixaanka, isaga oo ay wehelinayaan wasiirka wasaaradda waxabrashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday jaamacadaha dalka oo sanadkan ilaalinta imtixaanka ku cusub.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

Somaliland oo Wajahaysa Xiisado Siyaasadeed, Dhaqaale iyo Amni

26 July 2026

Backlash Grows in Northern Somalia After Netanyahu Government Recognizes Extremist Factions

3 January 2026

The Shockwaves of a Hypothetical Deal-Somaliland Accepted to Receive 2,200 Palestinian Israeli Intelligence Informers

20 December 2025
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.