• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.
Warka

Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir25 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.
Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.

Safiirka Somaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku Eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada Ammaanka ee deegaanka.

Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga go’an tahay inay ixtiraamto mabaadi’da ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay iyo deris wanaagga,” ayuu Abuukar Cismaan u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka.

Safiirka Soomaaliya ee UN-ka ayaa sheegay inay Itoobiya ka filayaan inay ixtiraamto deris wanaagga labada dal.

Abuukar Baalle wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qasban tahay inay dib u dhigto bisha Luulyo ilaa Sebtembar ka bixitaanka ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya.

Ugu yaraan 3,000 oo askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ee dagaalka kula jira Al Shabaab.

Joogitaanka ciidamada Itoobiya iyo guud ahaan ATMIS ayaa la filayaa in lasoo gaba gabeeyo 31-ka December kadib 17 sano oo uu dalka ka howlgalayeen.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.