• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Galmudug » Galmudug hubka-sharci-darrada-ah-ee-soo-galay-cabudwaaq
Galmudug

Galmudug hubka-sharci-darrada-ah-ee-soo-galay-cabudwaaq

galmudug-hubka-sharci-darrada-ah-ee-soo-galay-cabudwaaq
Qaran24By Qaran2416 July 2024Updated:16 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Galmudug hubka sharci darrada ahaa ee soo galay Cabudwaaq.
Galmudug hubka sharci darrada ahaa ee soo galay Cabudwaaq.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Galmudug: Waxaan caddaaladda hor keenidoonaa dadkii ka dambeeyay hubka sharci darrada ah ee soo galay Cabudwaaq.

Warkan qoraal ah ee kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa lagu farey Xafiiska xeer ilaalinta in uu soo eedeeyo cid kasta oo ku lug laheyd hubka laga keenay Itoobiya ee sida sharci darada ah kusoo galay.

Dowlad-goboleedka Galmudug waxay sidoo kale sheegtay in “Dad Qowleysato ah oo ku caan baxay ka ganacsiga waxyaabaha sharci darada ah oo ujeedkoodu ahaa u adeegidda argagixisada iyo iska horkeenidda shacabka ayaa ka dambeeyey Hubka lagasoo tahriibiyey dhanka Ethiopia.

 

 

Galmudug hubka sharci darrada ahaa ee soo galay Cabudwaaq.
Galmudug hubka sharci darrada ahaa ee soo galay Cabudwaaq.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.