• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo iska kaashanaya sidii loo damin lahaa Colaadda Degmada Luuq.
Warka

Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo iska kaashanaya sidii loo damin lahaa Colaadda Degmada Luuq.

Qaran24By Qaran249 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Degmada Luuq
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo iska kaashanaya sidii loo damin lahaa Colaadda Degmada Luuq.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa sagootiyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo isugu jira Wasiirro iyo Xildhibaanno heer federaal iyo heer Dowlad goboleed, kuwaas oo ku baxay daminta dagaal beeleedkii ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Wasiirka ayaa Alle uga baryey in uu ku guuleeyo sidii xal loo kala dhex dhigi lahaa dadka walaalaha ah ee ku dagaallamaya, isaga oo ugu baaqay dhinacyada halkaas ku diriray in ay colaadda nabadda ku badalaan.
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.