• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan ayaa Baarlamaanka horgeeyey heshiiskii difaaca badda Soomaaliya.
Warka

Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan ayaa Baarlamaanka horgeeyey heshiiskii difaaca badda Soomaaliya.

Qaran24By Qaran2420 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan ayaa Baarlamaanka horgeeyey in ay ansixiyaan in Ciiddamo loo diro xeebaha Soomaaliya si ay u ilaaliyaan isla markaana loo fuliyo heshiiskii difaac ee labada dhinac dhex maray.

Sidoo kale Maraakiibta dalka Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay u soo shiraacdeen Xeebaha Soomaaliya waxaana qayb ka ah Maraakiib baadhi doonta qaybo ka mida shidaalka Soomaaliya ku jira.

Arrintan ayaa daba socota heshiiskii difaaca ee ay horay u wada gaareen Soomaaliya iyo Turkiga , kaas oo la saxiixay bishii Febraayo ee sanadkan 2024-ka, ayada oo ujeedka uu yahay in Ankara ay la wareegto amniga iyo difaaca guud ahaan Badda Soomaaliya.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.