• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Madaxweynha Dowlad goboleydka Juba-land ayaa booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka
Warka

Madaxweynha Dowlad goboleydka Juba-land ayaa booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka

Abdikarin DahirBy Abdikarin Dahir22 May 2024Updated:22 May 2024No Comments2 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Hogaamiyaha Dowlad goboleydka Juba-land Axmed Madoobe Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle.

Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka cimiladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta Laly oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland.

Kulankan xog-siinta iyo soo dhaweynta ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, la-taliyayaal iyo marti-sharaf heerkeedu sarreeyo, wuxuuna Madaxweynahu si weyn u bogaadiyay howlaha hay’addu u heyso dadka Soomaaliyeed ee nugul, isagoo ka mahadceliyay arrimaha samafal ee ka socda degaannada Jubbaland, sidoo kale wuxuu ugu baaqay asagoo yiri “Dabeylo ilaa Tanzania soo socda ayaa soomaaliya ku soo wajahan, dad waxaan leeyahay saadaasha la idiin sheego siday tahay u qaata”
Sidoo kale Godoomiyaha Hay`adda SODMA oo hadlay ayaa yiri “waxaan hadda indha ku heynaa dufaan dabcan dalka soomaaliya dhibaato weyn u geysato aan ka baqeyno alaha hanaga haayee, qaasatan deegaanada Juba-land”
Booqashada Hogaamiyaha Juba-land ayaa imaaneyso ayadoo hey`adda SODMA ay soo saartay Cabsi laga qabo digniino Duufaan la xariira.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Abdikarin Dahir
  • Website
  • X (Twitter)

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.