• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
  • News English
  • Opinion
  • Warka
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Mareykanka iyo Sacuudiga ka wada hadlay xabad joojinta dagaalka Gaza
Warka

Mareykanka iyo Sacuudiga ka wada hadlay xabad joojinta dagaalka Gaza

Qaran24By Qaran2430 April 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa kulmay Isniintii si ay uga wadahadlaan baahida loo qabo xabbad joojinta Gaza iyo sidoo kale kordhinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Washington iyo Riyadh.

Xoghayaha ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo kordhinta gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza, in la gaaro xabbad joojin degdeg ah taas oo xaqiijinaysa sii deynta la haystayaasha, iyo ka hortagga faafitaanka colaadda,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ka dib kulankii dhexmaray Antony Blinken iyo MBS.

Blinken iyo MBS ayaa sidoo kale ka wada hadlay baahida degdega ah ee loo qabo in la dhimo xiisadaha gobolka, oo ay ku jirto joojinta weerarada Xuutiyiinta ee wiiqaya xoriyadda socdaalka badda cas iyo horumarka laga gaaray geeddi-socodka nabadda Yemen.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© 2026 Qaran24. Designed by Osman Omar.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.