Qaran24 | Somali News – latest Update in Somalia & Quick News

Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.

Somali Government Faces Disinformation Threat from Social Media and Media Sabotage

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay ERTUGRUL KARAFIYELI oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga.

Eedaysanaha ayaa loo haystaa faldambiyeedyo kala ah anshax xumo, handadaad, xadgudub iyo tagrifal awoodeed oo uu ku sameeyay mu- waadiniin Soomaali ah oo ka shaqeynayay Shirkadda Favori oo uu si kab- axsan Xeerka Shaqada iyo Dhaqanka suubban kula kacay sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Maxkamadda ayaa markii ay ku qanacday cadaymaha hordhaca ah ee uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u gudbisay eed- aysanaha Xabsi ku hayn ku meel gaar ah.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu bilaabi doonaa dha- maystirka Maxkamadaynta eedaysanaha ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka Xeer ilaalinta.

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay ERTUGRUL KARAFIYELI oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga. Eedaysanaha ayaa loo haystaa faldambiyeedyo kala ah anshax xumo, handadaad, xadgudub iyo tagrifal awoodeed oo uu ku sameeyay mu- waadiniin Soomaali ah oo ka shaqeynayay Shirkadda Favori oo uu si kab- axsan Xeerka Shaqada iyo Dhaqanka suubban kula kacay sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka. Maxkamadda ayaa markii ay ku qanacday cadaymaha hordhaca ah ee uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u gudbisay eed- aysanaha Xabsi ku hayn ku meel gaar ah. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu bilaabi doonaa dha- maystirka Maxkamadaynta eedaysanaha ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka Xeer ilaalinta. Seo title

 

Exit mobile version