Friday, May 9
Afhayeenka Madaxtooyada SSC Khaatumo oo ka hadlay Safarka Jabuuti ee Madaxweyne Firdhiye.

Abdulkadi Ayatulah Hagar ayaa sheegay in safarkii Madaxweyne Firdhiye uu ahaa casuumaad rasmi ah uu ka helay madaxweynaha Dowladda Jabuuti ismacil cumar geele.

Waxa uu sheegay in marar badan ay dowladda jabuuti soo dirtay casuumaad iyo fariimo  hasa yeeshee aysan suuragalin sababo jiray xiligaa.

afhayeenka ayaa itaa ku daray in safarkii MW firdhiye uu sagootiyay  safiirka soomaaliya uqaabilsan Dowladda jabuuti

Share.
Leave A Reply

Exit mobile version