Close Menu
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

What's Hot

Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s Recovery and a Generation Raised by War

15 November 2026

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
Subscribe Login
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
  • Our Authors
Somalia Breaking NewsSomalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
qaran24.com » Warka » Shirkii Nairobi iyo War-saxaafadeedkiisa: Sharci-darro oo Khatar ku ah Midnimada Soomaaliya
Warka

Shirkii Nairobi iyo War-saxaafadeedkiisa: Sharci-darro oo Khatar ku ah Midnimada Soomaaliya

Osman OmarBy Osman Omar3 October 2025Updated:3 October 2025No Comments3 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Shirkii Nairobi iyo War-saxaafadeedkiisa: Sharci-darro oo Khatar ku ah Midnimada Soomaaliya
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Nairobi, 2-da Oktoobar 2025 — Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay shir ay ku kulmeen hoggaamiyeyaasha Jubaland, Puntland iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta Soomaaliya. Shirkan oo socday muddo kooban ayaa lagu soo saaray war-saxaafadeed sheegaya in la dhisayo “Golaha Mustaqbalka Soomaaliya”, lana qaban doono shirar siyaasadeed oo kale gudaha dalka.

Hase yeeshee, war-saxaafadeedkan ayaa si weyn u abuuray dood sharci iyo siyaasad, iyadoo uu muran ka dhex dhaliyay bulshada Soomaaliyeed. Sida uu sheegay Qareen Abdullahi Yabarow, oo wareysi gaar ah siiyay Qaran24, “Go’aannada lagu sheegay Nairobi waa sharci-darro, waxayna si cad uga hor imaanaysaa Dastuurka Ku-meel-gaarka ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.”

  • Qodobada Lagu Murmay

• Dhismaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

• Qabashada shirar siyaasadeed oo gudaha dalka lagu qabanayo

• Baaqyo ku saabsan midnimo qaran

• Mahadcelin loo jeediyay dowladda Kenya

“Kooxaha mucaaradka ee maanta arrimahan ku dhawaaqay waxay marar badan ku celin-celinjireen in dowladda federaalka lagu noqdo Dastuurkii 2012, balse maanta iyaga ayaa si cad ugu tuntay qodobadiisa,” ayuu ku nuuxnuuxsaday Abdullahi Yabarow.

Falanqayn Sharciyeed

  • Qarannimada iyo Madaxbannaanida (Qodobka 7)

Dastuurka wuxuu qeexayaa in Soomaaliya tahay jamhuuriyad mideysan oo leh madax-bannaanida siyaasadeed iyo dhuleed sida uu sheegay Abdullahi Yabarow, shirar siyaasadeed oo lagu qabto waddan kale iyadoo aan oggolaansho laga haysan dowladda federaalka Somalia waa ku xadgudub madaxbannaanida qaran.

  • Dhismaha Gole Cusub (Qodobka 55)

Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa ah kuwa kaliya ee awood u leh sharci-dejin iyo dhismaha hay’ado qaran, sidaas darteed, “Golaha Mustaqbalka” waa mid sharci-darro ah oo aan lahayn saldhig dastuur.

  • Siyaasadda iyo Amniga Qaranka (Qodobka 54)

Awoodaha siyaasadda dibadda, difaaca iyo amniga qaranka waxay si gaar ah ugu qoran yihiin dowladda federaalka. Sida uu caddeeyay Abdullahi Yabarow, war-saxaafadeedkii Nairobi wuxuu ku tuntay qodobkan isagoo ka hadlay arrimo amni iyo siyaasadeed oo aysan dowlad-goboleedyo awood u lahayn.

  • Midnimada Qaranka (Qodobka 3)

Dastuurka wuxuu farayaa ilaalinta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Sida uu sheegay Yabarow, shirar gaar ah oo lagu qabto dibadda waxay keeni karaan kala qaybsanaan iyo khatar siyaasadeed.

  • Awoodaha Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada (Qodobka 53)

Qodobkani wuxuu caddaynayaa in awoodaha aan si cad loogu qorin dowlad-goboleedyada ay u gaar yihiin dowladda federaalka. Sida uu sharaxay Yabarow, “Gobollada ma laha awood sharci ah oo ay ku dhisaan gole qaran ama ay ku qeexaan mustaqbalka dalka. Tani waa sharci-darro cad.”

  • Doorka Kenya iyo Xeerarka Caalamiga ah

War-saxaafadeedka ayaa mahadcelin gaar ah u jeediyay dowladda Kenya, taas oo su’aal gelinaysa madaxbannaanida siyaasadda gudaha Soomaaliya. Sida uu xusay Qareen Abdullahi Yabarow, “Doorka Kenya wuxuu si cad uga hor imaanayaa mabda’a madax-bannaanida qaranka iyo qawaaniinta caalamiga ah ee ku xusan Qodobka 2(7) ee Xeerka Qaramada Midoobay, kaas oo mamnuucaya faragelin arrimaha gudaha dal kale.”

  • Talo Sharciyeed oo uu Soo Jeediyay Yabarow

Khabiirka sharci Abdullahi Yabarow wuxuu ku taliyay in dowladda federaalka ay qaaddo talaabooyin cad oo sharci iyo siyaasadeed:

• In Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay qaaddo tallaabo diblomaasiyadeed oo looga jawaabayo faragelinta Kenya.

Wareysigii uu bixiyay Qareen Abdullahi Yabarow wuxuu iftiimiyay in war-saxaafadeedkii Nairobi uu yahay sharci-darro, khatarna ku ah midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Qodobada dastuuriga ah sida 3, 7, 53, 54 iyo 55 ayaa si toos ah uga hor imanaya war-saxaafadeedkan.

“Sharciga iyo dastuurka waa kan ugu sarreeya, cidna kama sarreyso. Waa arrin ceeb ah in mucaaradkii ku celin jiray in dowladda lagu noqdo dastuurka 2012 ay maanta iyagu ku tuntay qodobadiisa. Mustaqbalka Soomaaliya waxaa go’aamin kara shacabka iyo goleyaasha dastuuriga ah, balse ma aha shirar dibadeed oo sharci-darro ah,” ayuu ku soo gabagabeeyay Qareen Abdullahi Yabarow.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleJustice Cannot Be Negotiated: Somalia Must Defend Its Laws
Next Article Somalia  should this  New National Security Policy Smart Control, Not Fear
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views

Somalia Boosts Military with Modern Arms from Egypt and Turkey.

23 September 2024361 Views

Open Letter from the Southern Somali Diaspora to Abdirahman Abdishakur

3 June 2024332 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Top Trending
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210
Demo
Top Posts

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views
Stay In Touch
  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
  • WhatsApp
  • Twitter
  • Instagram
Latest Reviews
85
News English

Pico 4 Review: Should You Actually Buy One Instead Of Quest 2?

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.1
Warka

A Review of the Venus Optics Argus 18mm f/0.95 MFT APO Lens

By Abdikarin Dahir15 January 20210
8.9
Featured Space Tech

Review: NASA Tests Scalable Satellite Tech to Launch Sensors Quicker

By Abdikarin Dahir15 January 20210

Subscribe to Updates

Get the latest tech news from FooBar about tech, design and biz.

Demo
Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021

Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

13 January 2021
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
Don't Miss
News English

Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s Recovery and a Generation Raised by War

By Osman Omar15 November 20260

My generation grew up in Somalia during the civil war. We never experienced the peace…

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

The Iraqi Shaghanba tribe  freed Tanker After Coordinating With Somali Authorities

26 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

Most Popular

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Dr Xasan Sheekh – Tallaabo Sharci ah oo Geesinimo Siyaasadeed ku Dhisan

15 May 2025598 Views

The Unexplored Link Between Somaliland Secessionists and Al-Shabaab Support on Social Media

18 March 2025496 Views

Col. Mahdi Omar Mumin: Transforming Mogadishu’s Security Landscape

21 May 2024445 Views
Our Picks

Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s Recovery and a Generation Raised by War

15 November 2026

BREAKING NEWS: Galmudug and Hirshabelle States’ Local Elections Are Underway

30 September 2026

Laftagareen-Aligned Forces and Al-Shabaab: Evidence of Tactical Cooperation

29 September 2026

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

About Us
About Us

Your source for the lifestyle news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a lifestyle site. Visit our main page for more demos.

We're accepting new partnerships right now.

Email Us: info@example.com
Contact: +1-320-0123-451

Our Picks

Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

13 January 2021

The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

13 January 2021

How to Make Perfume Last Longer Than Before

13 January 2021
New Comments
  • Somalia’s Federal Right To Arms on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • The NCC: The Only Forum For Deni's Dialogue With The Federal Government on Ethiopia’s Flagrant Violation of Somalia’s Territorial Integrity and Sovereignty
  • Khudbadda Madaxweynaha Ee Furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS on Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa Waxaa ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka JFS
  • Prime Minister Abiy Ahmed's Leadership & African Challenges on Significant Milestones in Somalia under Dr. Hassan Sheikh Mohamud Government: Election as a non-permanent member of the United Nations Security Council (UNSC)
Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • About Qaran24
  • Contact Us
© 2026 ThemeSphere. Designed by ThemeSphere.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

Sign In or Register

Welcome Back!

Login to your account below.

Lost password?