• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » 1Da Luulyo Madaxweynaha JFS ayaa Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Warka

1Da Luulyo Madaxweynaha JFS ayaa Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Qaran24By Qaran241 July 2024Updated:1 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Taalada Daljirka
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Madaxweynaha JFS ayaa Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho, 01 July 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed iyo Midowga Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya aywgeed Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaan Sharaf ka qaatay cutubyo kala gedisan oo tirsan Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya. kuwaasi oo soo bandhiggay gaado ka cayaar iyo dhoolatus ay muujinayeen cududa, Awooda iyo Qalabka Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, waxa ayna soo bandhigeen Gawaarida kala gedisan ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Diyaarado Qumaatiga u kaca oo hawada sare hee-haabayay kuwaasi oo shacabka u daadinaayay warqado ay ku xardhan yihiin hal ku dhigyo ka turjumaayay xuska 1-da Luulyo.
Taalada Daljirka
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.