Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay xoghayaha guud ee IGAD

President Dr Hassan Sheikh Mohamud: A Visionary Leader Steering Somalia Towards Economic Independence

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee Soomaaliya iyo IGAD, xasilloonida Gobolka iyo isbedalka Cimillada.