• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Categories
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
X (Twitter) Facebook
X (Twitter)
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Tuesday, August 11
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Authors
  • About us
  • Contact Us
qaran24.com » Warka » Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Warka

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Osman OmarBy Osman Omar1 January 2025Updated:1 January 2025No Comments4 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho.

Dadka reer Muqdisho  nabadda Muqdisho uma hurin  dhiiggooda oo kaliya  balse waxay ku bixiyeen in ay ka barakacaan guryihii ay ku noolaayeen 30-kii sano ee la soo dhaafay.

Markii ay burburtay dowladdii Soomaaliya sanadkii 1991-dii, dadka Muqdisho waxay isugu tageen xaafado gaar ah si ay naftooda u badbaadiyaan. Xaafadahaas waxaa ku noolaa dad isku yaqaan oo wadaaga xigaalnimo iyo kalsooni. Si kastaba ha ahaatee, markii Muqdisho dib loogu soo laabtay sanadkii 1996-dii, waxaa bilaabatay in dib loo dhiso goobaha danta guud sida waddooyinka iyo iskuulada, inkastoo aan loo qorsheyn hab degaan oo casri ah.

Xaaladda ayaa sii xumaatay sanadkii 2009  and 2011 markii dowladda Madaxweyne Shariif la aasaasay. Ciidamadii Itoobiya iyo kooxihii argagixisada ayaa laga saaray Muqdisho, taasina waxay keentay in dadku isugu ururaan xaafado isku dhaw oo  amaan ah . Arrintani waxay sababtay in dadka ku noolaado guryo aad u yar, xataa qoysaska qaarkood ay ku wada noolaadaan meel aan ka badneyn labo mitir. Xaafadahaas ayaa u ekaaday Hong Kong oo kale, halkaasoo dhul yari iyo ciriiri badan ay ka jirto.

Intaa waxaa dheer, argagixisada Al-Shabaab ayaa ku dhex dhuuntay xaafadahaas iyagoo iska dhigaya dad dhibaatooyin kaga soo cararay meelo kale. Waxay deganaayeen meel kasta oo bannaan oo u dhoweyd xaafadaha loo yaqaano “green zone,” halkaasoo ay fuliyaan falal argagixiso oo Muqdisho ka dhan ah.

Isbeddellada Amniga Muqdisho

Markii ay xaaladda amniga Muqdisho soo hagaagtay, dadkii ayaa u kala guuray xaafadaha ku yaalla bannaanka magaalada. Xaafadihii ay ka guureen, oo markii hore laga dhisay waddooyin iyo xarumo danta guud, waxaa laga  kireeyay dad magaalada u yimid shaqo raadis, oo qaarkood ka yimid gobollada iyo waddamada deriska ah. Nasiib darro, Al-Shabaab ayaa ka faa’iideysatay arrintan, waxayna kireysteen guryo ku yaalla xaafadahaas si ay ugu sii qorsheeyaan falal dambiyeed iyo qaraxyo ka dhan ah dowlada iyo shacabka.

Tusaale ahaan, baaritaan ay dowladdu sameysay ayaa lagu ogaaday in qaraxyo badan oo Muqdisho ka dhacay intii u dhaxeysay 2020 ilaa 2024 laga soo abaabulay xaafadaha isku raranka ah ee aan lahayn waddooyin habeysan ama kamarado amni. Mid ka mid ah dhacdooyinkaas ayaa ahayd dilkii abwaanka Soomaaliyeed Sugule, kaas oo qarax lagu dilay bishii Oktoobar 2024 meel u dhow xarunta ugu weyn ee booliska Soomaaliya ee General Kaahiye.

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho

Markii baaritaan lagu sameeyay guriga qofkii is-qarxiyay, waxaa la ogaaday in ninkii gurigaas daganaa uu in uu ka kireeyey ninkii is qarxieyey oqyskiisa, kaddibna la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigeen qoyskii.  Arrintan darteed, dowladdu waxay soo saartay go’aan ah in dhammaan guryahaas la dumiyo. Shalay ayay dowladdu fulisay go’aankaas, inkastoo ay jiraan xaafado kale oo ay dowladdu qorsheyneyso in la burburiyo, sida Fardooleey iyo Buulo Gaaljecel, kuwaasoo looga shakisan yahay inay Al-Shabaab ku leeyihiin xarumo qarsoon.`

Tallaabooyinka Amniga iyo Saameyntooda

Saraakiil ka tirsan booliska, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya degmada Hodan, ayaa sheegay in markii xaafadihii isku raranka ahaa ee Zone K la burburiyay, ay hoos u dhacday dilalka iyo dhacdooyinkii amni darrada ahaa ee halkaas ka dhici jiray. Inkastoo tallaabadan lagu dhaliilay baraha bulshada, oo sawir gabadh ardayad ah oo taagan goob la burburiyay lagu baahiyay, haddana saraakiishu waxay caddeeyeen in nolosha dad badan ay ku badbaaday tallaabadaas.

Tusaale ahaan, ka hor intii aan la burburin xaafadahaas, afar qof ayaa lagu dilay halkaas sabab la xiriirta inay guri ka hirgeliyeen kamarad amni. Dilalkaas ayaa la joojiyay kaddib markii la fuliyay qorshaha burburinta.

 

Ujeeddada Dowladda

Ujeeddada ugu weyn ee dowladda ay ku burburinayso guryaha isku raranka ah waa laba qodob:

  1. Guriga oo loo xukumo qofkii sharciyan lahaa, iyadoo maxkamad go’aan ka soo saartay.
  2. Sugidda amniga magaalada Muqdisho, iyadoo dadka reer Muqdisho ay ku taageersan yihiin qorshahan, xitaa haddii ay ku khasbanaadaan inay ka guuraan dhul ay deganaayeen 30 sano.

Ugu dambeyn, dadka reer Muqdisho waxay fahamsan yihiin in tallaabadani tahay mid lagama maarmaan u ah sugidda amniga guud ee magaalada, iyadoo ay ku helayaan nolol ka nabad badan tii hore.

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho

 

Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Warbixin iyo Falanqeyn Ku Saabsan Amniga Muqdisho
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleWarbixin Sharaxaad Ah oo Ku Saabsan Weerarkii U Dhowaa Ceel Baraf
Next Article Security Report and Analysis on Mogadishu
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
From Affordable Device to Security Threat: How Compromised Laptops Could Endanger Somalia

Laptop  Raqiis ah oo Noqon Kara Khatar Amn- Sida Laptop La Waxyeelleeyey uu Soomaaliya Halis u Gelin Karo

31 July 2026
Dagaalka Aan Rasaastu Ka Dhicin iyo Sida Maskaxda Soomaalida Loo Beegsanayo

Dagaalka Aan Rasaastu Ka Dhicin iyo Sida Maskaxda Soomaalida Loo Beegsanayo

29 July 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Don't Miss
Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament- check it His Record and the Leadership Ahead News English
2 Mins Read

Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU

By Osman Omar10 August 202602 Mins Read

MOGADISHU, Somalia — Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac) was elected Speaker of Somalia’s House of the People.…

Inclusivity must protect citizens' right to participate, not give every boycotting politician the power to halt the country.

Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.

9 August 2026
Before You Try to Reshape Somalia, Understand the Somali People

Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People

8 August 2026
Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

7 August 2026
A Political Rift in Puntland Erupts Into Armed Conflict in Gaalkacyo

A Political Rift in Puntland Erupts Into Armed Conflict in Gaalkacyo

5 August 2026
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
About Us
About Us

Qaran24 is is a reputable news website dedicated to providing accurate and timely information to its readers

Email Us: info@qaran24.com
Contact: +252-710000789

Facebook X (Twitter) Instagram YouTube TikTok
Titles
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
Recent Post
  • Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU
  • Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.
  • Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People
  • Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia
  • A Political Rift in Puntland Erupts Into Armed Conflict in Gaalkacyo
X (Twitter)
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
copyright @ 2024-2026. Qaran24. All rights reserved Designed by Abdikarin Dahir.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.