• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Categories
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • Mogadishu
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
X (Twitter) Facebook
X (Twitter)
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
Saturday, August 15
Qaran24 | Somalia News, Politics & Breaking News
  • Home
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Authors
  • About us
  • Contact Us
qaran24.com » Warka » Warbixin Sirdoon oo Ka Dhalatay Digniino La Dayacay – Qaran24 Security Insider
Warka

Warbixin Sirdoon oo Ka Dhalatay Digniino La Dayacay – Qaran24 Security Insider

Osman OmarBy Osman Omar5 November 2025No Comments3 Mins Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
Warbixin Sirdoon oo Ka Dhalatay Digniino La Dayacay – Qaran24 Security Insider
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Waxaa soo ifbaxay warbixin cusub oo ay soo gudbiyeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga magaalada Muqdisho, taas oo muujinaysa cabsi xooggan oo laga qabo weerarro ay qorsheynayaan kooxaha Al-Shabaab. Ilo xog-ogaal ah oo la hadlay Qaran24 ayaa sheegay in digniino dhowr jeer la gudbiyay, balse aan laga qaadin tallaabo degdeg ah, taas oo dhalisay walaac weyn oo ay muujiyeen dadka magaalada ku nool iyo saraakiisha ka shaqeysa amniga.

 Digniino Hore Oo Aan La Maqlin

Saraakiisha ayaa tilmaamay in dhacdadii 5-tii Oktoobar 2025, ee la isticmaalay  gaari loo ekeeysiiyey midka dowlada ay leedahay oo  lagu weeraray Godka Jilicow, aysan aheen  mid lama filaan ku ahaa hayadaha maanka gudaha laakin hore loo ogaa in ay dhicikarto. 

Sarkaal magaciisa  qariyey ayaa  yiri  “Waxaan hore u soo gudbinay digniin cad oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyo laga dareemay gudaha magaalada iyo warawareerta gudaha al shabaab laga helayey  , balse cid na dhageysatay ma jirin,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan sirdoonka gudaha.

Digniinta maanta ay soo saareen  ayaa  sarkaal magaciiisa qariyey  Wuxuu intaas ku daray in maanta waddooyin badan la furay iyadoo aan si buuxda loo sugin  amniga baabuurta sharkadaha ay leeyhiin , taas oo keeni karata  in shirkadaha  iyo hay’ado waaweyn ay si sahlan uga gudbaan baraha kantaroolada, iyadoo ay suuragal tahay in kooxaha argagixisadu ka faa’iideystaan.

Qorshaha Cusub Ee Al-Shabaab

Warbixintu waxay muujisay in Al-Shabaab ay qorsheynayaan in ay si xeeladaysan u adeegsadaan baabuurta shirkadaha waaweyn sida  IBS Bank, Hormuud Beeco, Hayat Market  iyo kuwo kale, si ay ugu dhex gudbiyaan walxaha qarxa magaalada. Sarkaal kale oo amni ayaa yiri:  

 “Waxaa jirta cabsi dhab ah in baabuurta ganacsiga loo isticmaalo qaraxyo, si loogu dhufto meelaha dadku ku badan yihiin ama xarumaha dowladda.”

Saraakiishu waxay soo jeediyeen in baaritaan joogto ah lagu sameeyo baabuurta shirkadahaas, shaqaalahooda, iyo agabka ay la socdaan. Waxaa la soo jeediyay in la sameeyo  xog ururin usbuucle ah  oo ay helaan dhammaan ciidamada jooga  baraha kantaroolada amniga, si la isugu gudbiyo xog dhameystiran. Tusaale wwa darawalksta rootka uu mar iyo o gaariga magaciisaa meesha uu ka shaqeeyo yaqaao dhamaan warbxinta kujira system ka dowlada. 

Ambalaasyada Iyo Isbitaallada Oo La Xaqiijinayo

Waxaa sidoo kale lagu taliyay in dhammaan ambalaasyada ka howlgala Muqdisho laga diiwaangeliyo isbitaallada ay hoos yimaadaan, lana diyaariyo xog faahfaahsan oo ku saabsan shaqaalaha, darawallada iyo meelaha ay si joogto ah u aadaan. Tani waxay ka hortagaysaa in kooxaha argagixisadu u adeegsadaan gaadiid caafimaad sidii gaadiid qaraxyo lagu gudbiyo.

Caqabadaha Nidaamka 4.5 Ee Hay’adaha Amniga

Saraakiisha warbixinta soo saaray ayaa si adag u dhaliilay nidaamka 4.5 ee lagu shaqaaleysiiyo hay’adaha amniga, iyagoo sheegay in uu dhaawacay waxtarkii iyo kalsoonidii bulshada. Mid ka mid ah saraakiisha ayaa yiri:  

 “Amniga Muqdisho laguma ilaalin karo nidaam qabiil. Ma aha in shaqooyin muhiim ah lagu siiyo qof reer hebel ah oo aan aqoon iyo khibrad lahayn.”

Baaq Loogu Yeerayo Tallaabo Degdeg Ah

Saraakiisha waxay ugu baaqeen madaxda dowladda iyo laamaha amniga in ay qaadaan tallaabo degdeg ah, lagana shaqeeyo ilaalinta shacabka iyo hantida guud.  

Haddii aanan nidaamka amniga dib loo hagaajin, magaalada waxay geli doontaa marxalad cusub oo khatar ah,” ayay ku dareen.

Digniinta maanta la iska indha tiro waa musiibada berri.  

Warbixintan waxaa lagu soo ururiyay xog rasmi ah oo ka timid saraakiil gudaha u ah hay’adaha amniga Muqdisho, kuwaas oo ka cabanaya in codkooda aan la maqlin – balse ka digaya qatarta sii soo dhowaaneysa ee magaalada.  

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
Previous ArticleSomaliland is not a country
Next Article The Silent Victims of Power
Osman Omar
  • Website
  • Facebook
  • X (Twitter)
  • LinkedIn

Osman Omar is a Somali-American writer, researcher, and founder of Qaran24 News. His work focuses on Somalia and the Horn of Africa, covering politics, security, governance, economic development, and geopolitics. Drawing on OSINT, fact-checking, and investigative research, he provides evidence-based reporting and analysis on developments shaping Somalia and the region.

Related Posts

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
From Affordable Device to Security Threat: How Compromised Laptops Could Endanger Somalia

Laptop  Raqiis ah oo Noqon Kara Khatar Amn- Sida Laptop La Waxyeelleeyey uu Soomaaliya Halis u Gelin Karo

31 July 2026
Dagaalka Aan Rasaastu Ka Dhicin iyo Sida Maskaxda Soomaalida Loo Beegsanayo

Dagaalka Aan Rasaastu Ka Dhicin iyo Sida Maskaxda Soomaalida Loo Beegsanayo

29 July 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Don't Miss
Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe News English
Updated:12 August 20263 Mins Read

Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe

By Osman Omar12 August 202603 Mins Read

By Osman Omar On August 12, 2026, something special happened for Somalis watching football around…

Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament- check it His Record and the Leadership Ahead

Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU

10 August 2026
Inclusivity must protect citizens' right to participate, not give every boycotting politician the power to halt the country.

Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.

9 August 2026
Before You Try to Reshape Somalia, Understand the Somali People

Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People

8 August 2026
Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia

7 August 2026
  • Facebook
  • Twitter
  • Pinterest
  • Instagram
  • YouTube
  • Vimeo
About Us
About Us

Qaran24 is is a reputable news website dedicated to providing accurate and timely information to its readers

Email Us: info@qaran24.com
Contact: +252-710000789

Facebook X (Twitter) Instagram YouTube TikTok
Titles
  • Authors
  • Awdal State
  • Business
  • Galmudug
  • Hirshabelle
  • legal opinion
  • Mogadishu
  • News English
  • Opinion
  • Puntland
  • Somalia
  • Somaliland
  • SSC Khaatumo
  • Warka
Recent Post
  • Omar Artan: The Night Somalia’s Name Took Center Stage in Europe
  • Abdulkadir Mohamed Nur Elected Speaker of Somalia’s Parliament — check it—his Record and the Leadership Ahead. MOGADISHU
  • Somalia Cannot Build Democracy Around the Veto of Absence.
  • Before You Try to Divide Somalia, First Understand the Somali People
  • Rebuilding Mogadishu or Redefining It? Urban Renewal, Security, and the Politics of Post-Conflict Somalia
X (Twitter)
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
  • Home
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Warka
  • News English
  • Opinion
  • Business
  • Contact Us
  • About us
  • Authors
  • Privacy Policy
  • Editorial Standards
  • Corrections Policy
  • Ethics Policy
  • Ownership & Funding
  • Authors
copyright @ 2024-2026. Qaran24. All rights reserved Designed by Abdikarin Dahir.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.